
Horn Broadcasting Network- award-winning Somalia's First Exclusively Digital Media, covering Somalia & the Horn of Africa|Got a story? Send [email protected]
Everywhere
Joined April 2021
- Tweets8.6K
- Following171
- Followers21.5K
- Likes258
#WAR: Dowladda Soomaaliya oo qoranaysa in ka badan 20-kun oo ciidamo cusub ah
hbnonlinetv.com/dowladda-soo…
FALANQAYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA SUPER SUNDAY xitter.gq/i/broadcasts/2ybYVPmdg…
1
3
710
#WAR: Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ka socday shirkadda shidaalka ee Aljeeriya?
hbnonlinetv.com/maxay-ka-wad…
473
#WAR: Mareykanka oo markale Soomaaliya iska kaashanayaan Ciidan cusub oo lagu Leyliyo taliska Ballidoogle
hbnonlinetv.com/mareykanka-o…
#WAR: Taliyaha Ciidamada Turkiga oo booqashooyin ku tagay xarumo xasaasi ah oo Muqdisho ku yaal
hbnonlinetv.com/taliyaha-cii…
#WAR: Golaha Wasiirrada cusub ee Maamulka Galmudug oo lagu dhawaqay
hbnonlinetv.com/golaha-wasii…
479
FALANQAYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA SUPER SATURDAY xitter.gq/i/broadcasts/2JQokqYZV…
1
554
#WAR: DFS oo Faahfaahin ka bixisay kulan Madaxweyne Xasan Sheekh & Taliyaha Ciidamada Turkiga ku dhexmaray Muqdisho
hbnonlinetv.com/dfs-oo-faahf…
550
#WAR: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay mucaaradka, kuna eedeeyey in aysan soo bandhigin aragti siyaasadeed oo cad
hbnonlinetv.com/madaxweyne-x…
444
#WAR: Golaha Iskaashiga Khaliijka oo la saftay Imaaraadka Carabta, kana horyimid eedeymaha Soomaaliya
hbnonlinetv.com/golaha-iskaa…
2
4
879
#WAR: Soomaaliya oo bilowday qorshe lagu dhisayo laguna tayeynayo Ciidanka Badda dalka
hbnonlinetv.com/soomaaliya-o…
#WAR: Erdogan oo saxiixay go’aanka dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
hbnonlinetv.com/erdogan-oo-s…
1
528
Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha ee @HBNOnlineTV, toddobaadkan waxaan ku lafaguri doonnaa mowduuca “Soomaaliya & Imaaraadka: Maxaa Sababay Xiisadda Diblumaasiyadeed, Maxaase Ka Dambeeya Go’aanka Dowladda Soomaaliya?”
Waxaa barnaamijka marti inoogu ah Xasan Macallin Maxamuud (@HassansheikhAli), Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaya @MowliidHaji.
La soco caawa oo Jimce ah, 20-ka November 2026, saacadda 9:00 fiidnimo (xilliga Geeska Afrika), ama 6:00 fiidnimo (GMT), haddii Alle idmo.
#FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN #HBNOnlineTV
#WAR: Dagaal dhimasho & Dhawac sababay oo maanta Baladweyne ku dhexmaray ciidamada Jibuuti iyo xoogaga Macawisleyda
hbnonlinetv.com/dagaal-dhima…
610
#WAR: Mareykanka oo Duqeymo Cirka ah ka Fuliyay Saddex Goobood oo ka mid gobolada Koonfurta Soomaaliya
hbnonlinetv.com/mareykanka-o…
542
#WAR: Soomaaliya oo safiirka Imaaraadka ku amartay inuu dalka uga baxo saacado gudahood
hbnonlinetv.com/soomaaliya-o…
1
577
#WAR: Puntland oo soo saartay awaamiir ka dhan ah shirarka mucaaradkeeda
hbnonlinetv.com/puntland-oo-…
1
634














