OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM) header
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM) profile picture

Official @X account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

Mogadishu, Somalia
Joined February 2013
Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)Photo by OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@SomaliPM)
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furey Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo sanadkan hal-ku-dhiggeedu yahay โ€œU Gudbidda Dhaqaale Nabadeedโ€.
1
1
10
4,635
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilalka isu kala weeydaariyay labo xubnood oo ka tirsan xukuumadda, waxayna kala yihiin.
4
2
23
17,236
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
10
16
9
68
42,612
Prime Minister His Excellency Hamza Abdi Barre Delivers Remarks at the Official Celebration of the Birthday of His Majesty King Charles III, Hosted by the British Embassy in Mogadishu.
26
16
8
103
20,009
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sameeyay magacaabis iyo isku shaandhayn kooban ee Golaha Wasiirrada. Waxaa tigreetada Raโ€™iisul Wasaaraha akhiryay Afhayeenka Xukuumadda Cabdinaasir Axmed Bashiir.
5
11
4
78
19,499
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, munaasabadda 21-ka Nofeembar oo ku beegan Maalinta Macallinka.
8
19
62
61,120
Golaha Wasiirrada XJFS, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa si weyn uga dooday, goโ€™aannana kasoo saaray weerarka qaawan ee dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.
11
16
1
116
11,056
Golaha Wasiirrada XFS oo kulmay ayaa goโ€™aanno kasoo saaray weerarka qaawan Imaaraatka ay ku hayso Qaranimadda, Madax-bannaanida iyo Amniga Soomaaliya.
15
32
4
141
27,115
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 (African Statistics Day).
5
5
1
45
24,225
Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay masโ€™uuliyiinta hoos ku xusan. 1- Mudane Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan โ€“ Maareeyaha Hayโ€™adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka 2- Mudane Dr Faarax Maxamed Sharaawe โ€“ Maareeye Ku-xigeenka Hayโ€™adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka
1
10
6,380
Golaha Wasiiradda ayaa ansixiyay magacaabista masโ€™uuliyiin sarsare. 1.Mudane Faysal Maxamed Xaashi โ€“ Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Dakhliga Qaranka ee XFS 2.Mudane Khadar Maxamuud Xareed โ€“ Guddoomiye Ku-xigeenka Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee XFS
4
4
1
31
10,374
Raโ€™iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdifataax Xasan Afrax oo maanta ka qabsoontay magaalada Jowhar.
3
13
5,429
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐๐š๐ ๐š๐ฒ ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š ๐œ๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฆ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž
2
13
4,993
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง
4
15
5,398
Raโ€™iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdiwali Ibraahim Garyare, oo maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
1
4
21
4,367
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel).
5
27
7,801
Laga bilaabo maanta oo ay ku taariikhdu tahay 04/11/2026, waxaa xilka laga qaaday Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Saciid Maxamed Maxamuud iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo iyo Gaadiidka Badda Fartuun Cabdiqaadir Faarax.
6
3
19
20,314
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE), tan iyo markii si rasmi ah loo aasaasay guddiga.
1
9
2,562
Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Ibraahim ayaa loo magacaabay Agaasimaha Golaha Wasiirrada XFS. Magacaabistan ayaa timid kadib markii la arkay baahida loo qabo in la magacaabo Agaasimaha Golaha Wasiirrada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha .
1
4
27
5,730
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa looga hadlay looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2027.
6
28
10,507