
Seasoned diplomat, versatile academic, accomplished writer, and political researcher. Views are my own & "RTs, links not endorsements"|๐ พ๏ธ+| [email protected]
Mogadishu, Somalia
Joined May 2015
- Tweets4.7K
- Following248
- Followers10K
- Likes236
ุงููููู
ุฃุณุนุฏูู ุณุนุงุฏุฉู ุชู
ูุฃ ุนูุงู ุงูุณูู
ุงุก
ูุงุฑุจ ูุฑุญุฉ ูู
ุชููู ุจุงูุญูุณุจุงู
ุงูููู
ุญูู ู
ุง ุจุฏุงุฎูู ู ุงุฌุนูู ุฎูุฑุงู ูู
ุงูููู
ู ุฅูู ุงุณุชูุฏุนุชู ุฃูุฏุงุฑู ูุฌู
ูููุง.
6
48
Waxa aan hambalyo u dirayaa S/Guuto Saadaq Cumar Maxamed Xasan, oo maanta loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga. Waxa aan u rajaynayaa inuu ku guulaysto xilka loo igmaday, kana miro-dhaliyo dadaallada lagu xoojinayo amniga qaranka, korna loogu qaadayo tayada & awoodda Ciidamada.
81
ุฃุชูุฏู
ุจุฃุตุฏู ุงูุชูุงูู ูุฃุทูุจ ุงูุชุจุฑููุงุช ุฅูู ุงูุนู
ูุฏ ุงูุฑูู ุตุงุฏู ุนู
ุฑ ู
ุญู
ุฏ ุญุณูุ ุจู
ูุงุณุจุฉ ุชุนูููู ุงูููู
ูุฒูุฑูุง ููุฏูุงุน ูู ุฌู
ููุฑูุฉ ุงูุตูู
ุงู ุงูููุฏุฑุงููุฉ. ูุฃุชู
ูู ูู ูุงู
ู ุงูุชูููู ูุงูุณุฏุงุฏ ูู ู
ูุงู
ู ุงูุฌุฏูุฏุฉุ ูุฃู ูุญูู ุงูู
ุฒูุฏ ู
ู ุงูุชูุฏู
ูู ุชุนุฒูุฒ ุงูุฃู
ู ุงููุทููุ ูุชุทููุฑ ูุฏุฑุงุช ุงูููุงุช ุงูู
ุณูุญุฉ.
#ุงูุตูู
ุงู
72
Allah u naxariisto Cali Cabdullaahi Cosoble, oo saqdii dhexe ee caawa ku geeriyooday magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kaddib xanuun uu la tacaalayay toddobaadyadii ugu dambeeyay noloshiisa.
1
143
Marxuumku wuxuu soo noqday Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare ee Soomaaliya, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, waxaana ugu dambayn loo doortay Madaxweynihii ugu horreeyay ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isaga oo noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee maamulkaas.
1
12
Allah u naxariisto Marxuum Eng. Maxamuud Cabdi-Gaab, oo gelinkii dambe ee maanta ku geeriyooday dalka Ingiriiska, kadib xanuun uu muddooyinkii u dambeeyey la tacaalayey.
1
151
Marxuumka waxa kale oo lagu xusuustaa inuu ahaa injineerkii ku guulaystay qandaraaskii dhismaha derbiga weyn ee loo yaqaanay Silliga Ameerikaanka, kaas oo xayndaab u ahaa safaaraddii hore ee Maraykanka ee magaalada Muqdisho.
1
23
Goor ay qorraxdu cirifka galbeed u sii dhaadhacaysay, ayaan soo ag-maray dugsi lagu barto afka Ingiriisiga, halkaas oo laba kooxood oo arday ahi ay ku loollamayeen tartan suโaalo iyo jawaabo aqooneed ah, lagu tijaabinayay fahankooda iyo xeel-dheerida jawaab-celintooda.
1
179
Dowladnimadu waxay ku taagantahay hayโado awood leh, madax-bannaani iyo hufnaan maamul; sharciyo iyo xeerar qaran oo aan ku ekaan qoraal iyo ansixin, balse si dhab ah loo dhaqangeliyo, si simanna loogu wada dhaqmo; dhowrista sinnaanta, sugidda caddaaladda iyo hirgelinta
1
11