Wada-shaqaynta iyo wada-tashigu waa furaha horumarka.
Shaqaalaha Waaxda Daryeelka Macaamiisha ee Amanah Insurance oo si wadajir ah uga shaqaynaya horumarinta adeegga macaamiisha.
Amanah Insurance – Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
#AmanahInsurance #StaffTraining #CustomerCare
22
Amanah Insurance waxay tobobarkan diiradda ku saartay kobcinta xirfadaha shaqaalaha, tayeynta adeegbixinta iyo kor u qaadista qanacsanaanta macaamiisha.
Amanah Insurance – Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
#AmanahInsurance #StaffTraining #CustomerCare #TrustedSecured
9
Maalintii labaad ee tababarka, Maamulka Sare iyo Waaxda Daryeelka Macaamiishu waxay diiradda saareen horumarinta adeegga iyo tayeynta daryeelka macaamiisha.
Amanah Insurance – Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
#AmanahInsurance #StaffTraining #StaffDevelopment #CustomerCare #Teamwork
4
Maamulaha Guud ee Amanah Insurance, Mudane Liban Isse, ayaa furay tababar loogu talagalay shaqaalaha Waaxda Daryeelka Macaamiisha, si kor loogu qaado xirfadahooda iyo tayada adeegga.
#AmanahInsurance #StaffTraining #StaffDevelopment #CustomerCare
Maamulka Sare ee Amanah Insurance ayaa tababar u qabtay shaqaalaha ka hawlgala cisbitaallada, si kor loogu qaado xirfadahooda iyo tayada adeegga.
#AmanahInsurance #StaffTraining #StaffDevelopment #Teamwork #TrustedSecured
1
10
Amanah Insurance waxay macaamiisheeda u qabatay kulan isugu jiray tababar ku saabsan isku dheelitirka shaqada iyo daryeelka caafimaadka, iyo wacyigelin ku saabsan adeegyada Caymiska
#AmanahInsurance #HealthInsurance #CustomerEngagement
Sharaf weyn ayay noo tahay in Amanah Insurance lagu maamuusay abaalmarinta GSEF 2026, taas oo lagu aqoonsaday taageeradii iyo kaalintii ay ka qaadatay hirgelinta madasha.
Waxaan u mahadcelinaynaa maamulka GSEF 2026 aqoonsigan qiimaha leh.
#AmanahInsurance #GSEF2026 #GSEFAwards
Amanah Insurance oo GSEF 2026 ku soo bandhigtay doorka caymiska ee horumarinta ganacsiga. Maareeyaha Iibka, Abdirahman Mohumed, ayaa ka hadlay muhiimadda caymiska ee ilaalinta ganacsiga iyo kobcinta maalgashiga.
#AmanahInsurance #GSEF2026 #Caymis #Ganacsi
AMANAH INSURANCE | GSEF 2026
Amanah Insurance waxay ku faraxsan tahay taageeridda GSEF 2026, kuna mahadcelinaysaa qabanqaabiyeyaasha iyo ka qaybgalayaasha.
Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
#AmanahInsurance #GSEF2026 #Ganacsi #HalAbuur
39
AMANAH INSURANCE | GSEF 2026
Maalinti kowaad iyo Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed(Global Somali Entrepreneurship Forum – GSEF 2026),
#AmanahInsurance #GSEF2026 #Ganacsi #HalAbuur #Maalgashi #Iskaashi
AMANAH INSURANCE OF AFRICA | GSEF 2026
Proud to sponsor GSEF 2026, supporting entrepreneurship, innovation, and sustainable business growth.
📅 24–25 October 2026
📍 Radisson Blu Hotel, Upper Hill, Nairobi, Kenya
#AmanahInsuranceOfAfrica #GSEF2026 #Entrepreneurship
2
63
Waxa sharaf noo ahayd booqashada Ahmed Sheikh, Group CEO ee Ummah Insurance, booth-ka Amanah Insurance intii lagu jiray Somaliland Insurance Summit and Expo 2026, oo fursad u ahayd is-weydaarsiga khibradaha caymiska.
Amanah Insurance – Ilaalintaada, Mudnaantayada.
#Amanah
52
Amanah Insurance – Adeeg Lagu Kalsoon Yahay
Waxaan bixinnaa caymisyo kala duwan oo ay ka mid yihiin caafimaadka, gaadiidka, safarka, hantida, dabka iyo xoolaha.
Maanta dalbo caymiskaaga ama booqo xarunta noogu dhow!
AIC – Kalsooni iyo Mustaqbal Sugan.
#AmanahInsurance #Caymis
AMANAH INSURANCE | GSEF 2026
Amanah Insurance waxay sharaf u tahay inay taaba-geliso GSEF 2026, oo 24–25 Oktoobar ka dhacaya Nairobi, Kenya, laguna dhiirrigelinayo ganacsiga iyo maalgashiga.
Amanah Insurance — Garab istaagga horumarka.
#AmanahInsurance #GSEF2026
🤖 Made with AI
24
Wasiir Ku-xigeenka Muuse Askar Guuleed ayaa adkeeyey muhiimadda caymiska gaadiidka dalka.
Amanah Insurance – Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
#AmanahInsurance #MotorInsurance #Somaliland
42
Amanah Insurance oo ka qayb qaadanaysa maalinta labaad ee Shirweynaha iyo Bandhigga Caymiska Somaliland 2026.
#AmanahInsurance #SomalilandInsuranceSummit #InsuranceExpo2026 #Day2 #InsuranceSomaliland
Maalinti labaad!
Amanah Insurance iyo bandhiga Caymiska Somaliland Insurance summit and Expo 2026.
Bixinta adeegyo Caymis iyo xalalka kala duwan ee an uhayno bulshadeena
Amanah Insurance – Kalsooni iyo Ilaalin buuxda!
#AmanahInsurance #AdeegyadaCaymiska #IlaalinIyoKalsooni
AMANAH INSURANCE | TRUSTED. SECURED.
Day 1️⃣ | Somaliland Insurance Summit & Expo 2026
Maalinta koowaad ee bandhigga caymiska Somaliland. Ku soo dhowaada booth-ka Amanah Insurance!
Damal Hotel, Hargeysa
#AmanahInsurance #DayOne #SomalilandInsuranceSummit2026 #InsuranceExpo2026
1
92
AMANAH INSURANCE | TRUSTED. SECURED.
Sharaf ayay noo tahay ka qaybgalka Somaliland Insurance Summit and Expo 2026, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland.
12–13 October 2026
Damal Hotel, Hargeysa
#AmanahInsurance #SomalilandInsuranceSummit2026
1
69
AMANAH INSURANCE | TRUSTED. SECURED.
Waxaan ka qaybgalaynaa Somaliland Insurance Summit & Expo 2026.
12–13 October | Damal Hotel, Hargeysa
Nagu soo booqo booth-keena!
#AmanahInsurance #InsuranceExpo2026
69



























