Burhan DIO MIO retweeted
This is Somalia, a nation defined by beauty, resilience, and promise. Across the country, the progress is clear as Somalia continues to rebuild, advance, and unlock new opportunities.
For 22 years, Hormuud Telecom has been at the forefront of driving connectivity, economic growth, and national development.
We call on every Somali to play an active role in the nation’s development and in creating a stronger, brighter future.
#HormuudLeads #Hormuud #SomaliSuccessStory
Burhan DIO MIO retweeted
Replying to @Hormuud
Someone should write a book about the important impact Hoormood had in Somali life for last crazy 30 years. For prosperity we need to tell our experience.
Hambalyo Maalinta CXDS:
“Gobanimadu waa geed harac weyn oo miro laga gurtee, Gaashandhigow goonyaha ka joogsada”.
Waxaan markale soo dhoweynayaa wadahadalada uu ku baaqay Md HSM. Waxaan rajeynayaa in ay Somalia u horseedaan:
1. Heshiis Amni oo taabo gal ah
2. Heshiis siyaasadeed oo ku qotoma Danta Dalka iyo Dadka
Addunku waa is beddelay - Danteenna aan ka dhex helno.
Guul loo dhan yahay 💪
Somali saying:
“Gacmahaba nimaan kuugu jirin laabta lama geeyo, Gelin
qur ah nimaan kuu gil-gilan looma jiro Geela!”
Dalkeennu inuu wada hagaago, si wadar ah ma u wada ogol nahay?
Haddii kale waa gacma daalis. Maahan!
Baarlamanka,Madaxweyne, Xukuumad, Dowlad Goboleedyada, Bulshada qeybaheeda kala duwan. Deg deg ha u kulmaan, hana la is weydiiyo - Dal noocee ah ayaan rabnaa: Amni, Siyaasad, Dhaqaale iyo Bulshaba? Road Map heshiis lagu yahay!
#Aan ku dhaqaaqno!
Soomali weyn oo isku tagta, isklaashataa waa ku filan tahay wax ka qabashada Abaaraha Dalkeenna ka jira. @AAbdishakur @ASalwe
@TheVillaSomalia @HESaidDeni @PresidentMadobe @MrQoorqoor @GudlaweHussein @Laftagareen
Toloow xabadda sidaan ha lagu beddelo. @JustAwHirsi @SaidAbdullahiDe
@GaroweOnline @AHGuled @JibrilAbdiW @ASalwe @Aynte @HShPrez2Ware
Horumarku iskama yimaado, waa dhasha dadaalka: Success is never accidental but sum of efforts = GARACAD
Machadka Pdrc ayaa ah Xarun mar walba u taagan horumarinta Arrimaha Bulshada sida Dhaqanka, Aqoonta, Aragtida, Dimoqraadiyadda PL iyo Somalia.
Pdrc as an institution covers all aspects of human development social, peace, political in PL & Somalia. Kudos!
Wax sidaaan dhaama meel kale kuma ogi. Geedka Cakaaro ee ku yaal banka Fiqi Fuliya ayaa halqabsi u ah: Nin weliba wuxuu qabo cakaaro..
@Abdimaleik @ASalwe @AhmedSixty @Ahmed_Nabaddoon @HGanni @GaroweOnline @SaidAbdullahiDe @HassanAKhaire @AliOmarMP
Hormud Salaam Foundation has come out for the poor and less fortunate in big time. HSF distributed food and money to hospitals, prisoners, poor people and the orphans. Setting an example of care and responsibility to the community. Kudos to team HSF...
Hi friends: Help me find Wasiir Dubbe's navy blue suit for $500 bet.
Saaxiibayaal, Suutkii cirka u ekaa ee Wasiir Dubbe ila raadiya $500, qofkii soo hela?
@ASalwe @AhmedSixty @Ahmed_Nabaddoon @Abdimaleik @AnalystSomalia @adancabdulle
Xagee Salaaddu iska qabsan la'adahay? heshiisyadan arag:
3 June 2018 Baydhaba, 23 June 2018 (SPF Brussels)
23 February 2019, Garowe
July 2019, Mogadishu
Dhusamareeb 1,2,3,4, 2020
17 September 2020
15-16 February 2021
@AhmedSixty @MrQoorqoor @ASalwe @Ahmed_Nabaddoon









