BOOKOOB (@BOOKOOBNET) header
BOOKOOB (@BOOKOOBNET) profile picture

Unlocking knowledge, one audiobook at a time. Somali books, summaries, and more—anytime, anywhere. #Bookoob #ListenAndLearn

United Kingdom
Joined March 2025
Qalbi nabar ku yaallaan qaboobin. Buugga 'Kolka uu Jidhku Dhaho Maya' ee Gabor Matę, waxa uu bedka keenayaa macnaha caafimaad ee meeriskaa Soomaaliyeed. Buug cajiib ah oo wax badan kuu kordhin doona.
1
2
201
"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weli!" Hadraawi AUN
2
172
Amintuu Allaha Qaadirka ah, uumay nolosheenna Qalin buu abuurkiisa wacan, ugu horraysiiyay... Eryada: Xaawo Jaamac Cabdi. Linkiyada hoose kala dag Appka Bookoob.
1
49
Bishan barkaysan ee Ramadaan waxaad Appka #Bookoob ka heli kartaa taxanaha buug bilaash ah. Waa buugga Islaamaka iyo Dawladda, waxaa qoray Dr. Yusuf Al-qardaawi, waxaa turujumay Saalax Cawed Huruuse. Ka qaybgal dooddan cilmiga ku dhisan, kororso aqoon, goor kasta iyo goob kasta.
1
1
152
Bookoob waa app laga akhrisan karo oo laga dhagaysan karo nuxurka buugta ugu caansan caalamka oo Afsoomaali ah. kala dag halkan: IOS App Store (Iphone): apps.apple.com/gb/app/bookoo… Play Store (Android) play.google.com/store/apps/d…
2
102
Nuxurka buugga ''Galaangalka Israa’iil iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda Maraykanka" The Israel Lobby and U.S. Foreign Policy – John J. Mearsheimer & Stephen M. Walt. Buuggan iyo buugaag lamid waxaad ka heli kartaa Appka Bookoob. Kala dag linkiyadan: IOS App Store (Iphone): apps.apple.com/gb/app/bookoo… Play Store (Android) play.google.com/store/apps/d…
1
3
129
Bookoob waa app kuu sahlaya inaad akhrisato ama dhagaysato nuxurka buugta ugu caansan caalamka. kala dag halkan: IOS App Store (Iphone): apps.apple.com/gb/app/bookoo… Play Store (Android) play.google.com/store/apps/d… #bookoob #ArdaagaAqoonta
1
108
There is no friend as loyal as a book. Make @BOOKOOBNET your best companion.
3
47
Join us for the #Bookoob launching event in Meram West, #Rotterdam on 29 Nov | 18:00–21:00, where we will showcase how Bookoob delivers world-class book insights in Somali — through audio and text — enabling continuous learning anytime, anywhere.
4
174
Join #Bookoob and discover our collection of valuable audiobooks. Don't miss out on the latest bestsellers and hidden gems—your next great listen is just a click away!
3
3
337