ILA DAAWADA XASAN CIIL QABE!
1- Bal arka siday isugu socod ek-yihiin! dhurwaaga iyo Xasan Ciil Qabe waxaad mooddaa inay mataano yihiin! Ileen cuqdadda,xaasidnimada iyo madax-adaygga iyo boobka iyo socodka waxay isaga ek-yihiin Dhurwaaga!
4
268
DHAGEYSO!
MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 21-KA NOVEMBER 2026 WAXAAN JAWAAB DHINACYO BADAN TAABANAYSA KA BIXIYEY CALAACAALKII XASAN CIIL QABE MAANTA KA SOO YEERAY.
HASSAN DEEPLY SHOCKED BY THE SUPREME COURT’S DECISION
International newspapers have widely reported on the Supreme Court’s decision, which came as a complete surprise to Hassan and caused him unexpected shock.
78
Listen:
“Hasan Ciil Qabe clashed with the Ugandan Parliament saying that if your troops are withdrawn from Somalia, the Mogadishu government cannot remain in power!”
1
101
ERDOGAN, STOP THE BOMBING OF CIVILIANS IN THE SOUTHWEST WITH THE F-16 AIRCRAFT YOU ARE USING TO CARRY OUT THE AIRSTRIKES!
118
DAAWASJO WACAN?
25/10/2026: KHUDBADDII MW DENI UU KA JEEDIYEY FURITAANKII BAARLAMAANKA PUNTLAND,XASAN CIIL QABE WAXAY KU NOQOTAY DHIMBIIL DAB AH!
RAALLI-GELIN: Cilad farsamo oo dhanka internetka ah ayaa sababtay in sawirku foorarsado Waan ka xunnahay khaladkaas dhacay.
160
DHAGEYSTA:Jawaab aan ka Bixiyey Hadal Xumaddii ka soo Yeertay Madaxa USC ee Wasiir Xasan Macallin oo hadal bulaacad ah ku hadlay.
Abdulkadir Mohamed Nuur, a former senior Al-Shabaab official, is currently serving as Somalia’s Acting President.
President Hassan Sheikh Mohamud and Speaker Aadan Madobe supported and campaigned for Abdulkadir Mohamed Nuur’s bid to become Speaker of Parliament.
105
THESE THREE MEN ARE THE THREE WORST ENEMIES IN SOMALIA
These three men are the three worst enemies in Somalia.
These three, who are beneath animals and have no conscience,must be saved from Somalia.
HASSAN GRUDGE BEARER IS MORE HONORABLE THAN A HUNGRY DOG-BECAUSE WHEN A DOG GETS HUNGRY,IT DOES NOT EAT ITS OWN CHILDREN-UNLIKE HASSAN GRUDGE BEARER.
111
DHAGEYSTA:
Xasan Ciil Qabe oo magac dheer Xasan Tuug-Xasan Tuug,masiibadan adduun iyo aakhiro ma ka badbaadi doonaa?
1
122
TURKEY:
Somalia must remain vigilant against any interference from President Erdoğan and the Turkish government”They must be held accountable if they continue to interfere in Somalia’s internal affairs and appropriate action must be taken through all peaceful and lawful means.
MWhy’s do Somalis truth away from the truth and prefer lies? At this present time there is no such thing as a Somali government in Somalia. The 11th Parliament ended on 14/05/2026 and the so-called President’s term ended on 15/05/2026.
1
2
150
WARNING: Hassan Sheikh and Hamza must be stopped from endangering the country”They pose a greater threat than Al-Shabaab and ISIS because they are launching offensives against areas that have been peaceful,instead of focusing their efforts on fighting Al-Shabaab and Al-Qaeda.
4
160
DHAGEYSTA:HEESTII ILEYN DOQONI CALAF MALEH.
Dugsi Dhaxanta Laga Galo Miyaa la iska Dumiyaa? Ileyn Doqoni Calaf Maleh.”?
Xasan Ciil-Qabe adduunka wuxuu u neceb yahay erayga uu ku caan baxay oo ah (‘XASAN TUUG’.) eraygaas wuxuu ka xigaa dil toogasho ah in lagu fuliyo qofkii yiraahda (XASAN TUUG) waana sababta uu bannaan bixii u diiday in lagu yiraahdo (XASAN TUUG’?)
3
140
TO: OFFICE OF THE UNITED NATIONS HIGH COMMISSIONER FOR HUMAN RIGHTS (OHCHR).
I respectfully and urgently call for an investigation into the situation of Sadia Moalim Cali, amid strong concerns that her arrest may be linked to opinions or statements she peacefully expressed.
-UDHR Article 19: Freedom of expression
-UDHR Article 9: Protection against arbitrary arrest
-ICCPR Article 19: Freedom of thought and expression
TO: UNITED NATIONS (UN).
It is essential that the United Nations urgently intervene in the situation of Sadia Moalim Cali, as there is credible concern that she may have been targeted for the peaceful expression of opinion.
-ICCPR Article 19: Freedom of expression
-ICCPR Article 9: Protection against arbitrary detention
-ICCPR Article 14: Right to a fair trial
TO: AFRICAN UNION (AU).
The African Union is respectfully requested to urgently examine the case of Sadia Moalim Cali, in line with the African Charter on Human and Peoples’ Rights.
•Article 9: Freedom of expression
•Article 6: Right to personal security
•Article 7: Right to a fair trial
TO: EUROPEAN UNION (EU).
There is serious concern that Sadia Moalim Cali may have been detained for the peaceful expression of opinion, which would be contrary to the European Convention on Human Rights (ECHR).
-Article 10: Freedom of expression
-Article 5: Right to liberty and security
-Article 6: Right to a fair trial
TO: AMNESTY INTERNATIONAL
I respectfully request an urgent investigation into the situation of Sadia Moalim Cali, amid concerns that she may have been targeted for peaceful expression of opinion.
-UDHR Article 19: Freedom of expression
-ICCPR Article 19: Freedom of thought and expression
-UDHR Article 9: Protection against arbitrary arrest
TO: HUMAN RIGHTS WATCH.
Human Rights Watch is respectfully requested to urgently assess the situation of Sadia Moalim Cali, given concerns that she may have been penalized for peaceful political expression.
-UDHR Article 19: Freedom of expression
-UDHR Article 9: Right to liberty and security
-ICCPR Article 19: Freedom of expression
TO: WOMEN’S RIGHTS ORGANIZATIONS.
Special protection is urgently requested for Sadia Moalim Cali, taking into consideration that women may face targeted restrictions when expressing their views.
-CEDAW Article 7: Participation in public and political life
-UDHR Article 19: Freedom of expression
-ICCPR Article 19: Freedom of expression
TO: ALL HUMAN RIGHTS DEFENDERS.
I strongly call upon all human rights defenders to stand in defense of the rights of Sadia Moalim Cali, reaffirming the principle that no individual should be punished for the peaceful expression of opinion.
-UDHR Article 18: Freedom of thought, conscience and religion
-UDHR Article 19: Freedom of expression
-UN Declaration on Human Rights Defenders (1998)
1
103
PUNTLAND OO NOQOTAY HORYAALKA SIYAASADDA SOOMAALIYA FADLAN HALAGA QARIYO CANAASIRTA REER PUNTLAND EE UU XASAN CIIL-QABE KU SHAQEYSTO.
1-Puntland waa maamul muujiyey isku duubni, amni iyo siyaasad deggan,halka Dowladda Federaalka iyo maamullada la safan Xasan Ciil-Qabe ay ku mashquuleen khilaaf iyo dano siyaasadeed oo aan shacabka wax tar u lahayn.
2-Puntland waxay dunida tusisay hoggaan ku dhisan isku tasho iyo difaac qaran iyadoo si dhab ah ula dagaallantay Daacish iyo Al-Shabaab, halka qaar kale ay ku ekaadeen hadal iyo shirar aan natiijo muuqata lahayn.
3-Maqaamka sare ee maanta Puntland ku leedahay gudaha iyo dibadda wuxuu ka dhashay dadaal, hoggaan iyo kalsoonida shacabka,halka maamullada kale ay noqdeen kuwo ku tiirsan dano gaar ah iyo siyaasado jahawareer horseeda.
4-Soo dhaweynta sharafka leh ee wafdiga Dowladda Mareykanka loo sameeyey waxay caddeyn u tahay in Puntland noqotay meel lagu kalsoon yahay lagana qadariyo doorkeeda amni iyo siyaasadeed ee Soomaaliya.
5-Puntland maanta waxay astaan u tahay adkeysi, horumar iyo ilaalinta jiritaanka Soomaaliya,halka kuwa taageersan Xasan Ciil-Qabe ay ku mashquulsan yihiin kala qeybin iyo siyaasado shacabka niyad jebinaya.
2
210















