#Buur_Eeyli_Gobolka baay
Damaashaad iyo Dalxiis ayey kuwacantahay
Sharaf ayey ii aheyd in aan booqdo dugsiga hoose/Dhexe iyo sare ee #MacmuurBaydhabo
Sharaf ayey ii aheyd in aan maanta booqasho kutagno qaar kamid ah iskuulada degmada baydhabo
#UpperJubbauniversity
Alx. waxaa maanta noosoo idlaadey imtixaankii dhexe ee jaamacadda #Upper jubba university ee megaalada baydhabo
Waa qeyb kamid ah baraatiko loo sameeyey qaar kamid ah ardada xanaanada xoolaha.
#Jaamacadda jubadasare ee magalada baydhabo



































