Baasaboorkii liibiya xilligii boqortooyadii uu qadaafi afgambiyay 1969 wuxuu ahaa mid kamid ah baasaboorada ugu xooggan caalamka
Macluumaadka qaar waxay muujinaayaan inuu ku jiray kaalinta 6aad caalamka , ixtiraam weyn ayuuna lahaa dalkaas .
xukunka milatari iyo jamhuuriyadaha bugta ah ee ka dhashay dunida muslimka kadib bixitaankii isticmaarka waa naclada ugu weyn ee umad ku dhici karto
Masar : 1952
Liibiya : 1969
Soomaaliya : 1969
Suuriya : 1963 .
Xukunka jamhuuriyadaha bugta ah iyo maamulada maqaarsaarka shisheeyaha hoos imaado waa waxa ugu xun ee umad ku habsan karo nasiibkeena anaga 2daba waan aragnay .
Waligaa ha moogaan Puntland oo ah maanta xarun uu imaaraatka adeegsado in imaaraatku gaaray halkaas markuu maamulka Puntland xubinta ka ahaa mashruuca federaalka ee shisheeyaha iyo gumaysiga u arkoo guul iyo dowladnimo
imaaraatka wuxuu Puntland gaaray isla waqtigii uu ciidamada iyo maleeshiyaadka ku lahaa Muqdisho .
dhagarta imaaraarka waa daliil kaliye muujinayso xumaanta federaalka sababtoo ah maalin ayay ugu yeeri jireen " dowlada imaaraatka waxay kaalin ka tahay dhisida soomaaliya " sida ay itoobiya iyo uganda u huwiyeen magacaas .
Maalin ayay ogaan doonaan in cadowga umada uu u adeegsaday sidii dalaalin dalkooda lagu kala qaybinaayo lagu burburinaayo .
Imaaraatka , ugandayska , itoobiyaanka , kenyaatiga , burundayska , ameerikaanka iyo gumaysiga ingiriiska dhammaan waxay soomaaliya u imaadeen marmarsiya ah taageerida mashruuca federaalka iyo anagaa u yeeranay .
- waligaa ha dhagaysan qof xubin ka ah mashruuca federaalka Villa Somalia ama hogaamiye kooxeedkoda kale sababtoo ah ma ahan dad dhab ah .
Imaaraatka , ugandayska , itoobiyaanka , kenyaatiga , burundayska , ameerikaanka iyo gumaysiga ingiriiska dhammaan waxay soomaaliya u imaadeen marmarsiya ah taageerida mashruuca federaalka iyo anagaa u yeeranay .
- waligaa ha dhagaysan qof xubin ka ah mashruuca federaalka Villa Somalia ama hogaamiye kooxeedkoda kale sababtoo ah ma ahan dad dhab ah .
Xuuthiyiinta hubka ay ka furteen ciidanka xukuumada yaman wuxuu ku filanyahay 5ta sano ee soo socoto waa saanad aanan caqliga gali karin.
waligaa ha iloobin " ciidamada noocaas oo kale ah waa ciidamada ugu fulaysan taariikhda banii aadamka "
ciidan aanan wax caqiido ah ku dagaalamaynin .
Fargalinta Turkiga ee soomaaliya waxay ku biyo shuban doonataa masiirka faragalinta imaaraatka iyo sucuudiga ee yaman , aad ayayna isugu egyihiin , sucuudiga wuxuu ku bilaabay banii aadanimo iyo samafal laakiin wuxuu ku dhamaaday duqayn iyo gaynta ciidan .
Tijaabadu waxay leedahay xataa faragalinada sokeeyo kama duwano midda shisheeye masiirkuna waa fashil .
Qur'aanka waxaa ka buuxo aayado leh " إِذْ زَيَّنَ لَهُمُ الشَّيْطَانُ أَعْمَالَهُمْ " shaydaanka acmaasha foosha xun wuxuu mariyaa Make Up sida in isticmaarka iyo gumaysiga ay ku magacaabaan " nabad ilaalin " duqaynta shisheeye iyo duulaanada umadaha qalaad " nabad soo celin iyo la dagaalanka koox mucayan ah " .
Marxalada soo socoto waa marxalada runta iyo hufnaanta xataa dadkii ay sireen kuma qancin doonaan itoobiya iyo uganda iyo isticmaarka galbeedka ayaa maslaxd noo wado .
Hal xiraalaha ugu doqonsan taariikhda banii aadamka waa " Ciidanka ismaaciil cumar geelle mudo 15 sano ah ayay wada joogaan ciidanka itoobiya gobolka hiiraan itoobiyaanka ayay hal dhufays kula jiraan , asagoo aaminsan inuu dhisaayo dowlad soomaaliyeed 😄
▪️Marxaladaan beenta , khiyaanada , doqonimada , nifaaqa iyo isburinta ku dhisan waa tan ugu xun abid taariikhda umada soomaaliyeed lamana illoobi doono khiyaanada ismaaciil cumar geelle ee gacan siinta duulaanka itoobiya si gaar ah iyo isticmaarka galbeedka ayadoo been loo sheegay iyo dhalanteed .
si aad u ogaato xaalka mustacmarada .
▪️Jared Kushner oo qabo gabadha Trump kana mid ah golaha nabad ku sheegga trump , ninkaan laga soo bilaabo 2019 ayuu isku dayaayay in mustacmarada lagu xiro wadamada carabta .
▪️saacadihii la soo dhaafay ayuu yiri hadal aad u faafay " israaiil waxaa horyaallo 2 arrimood kaliye inay ku socoto wadada ay qaaday wixii ka dambeeyay 7 oktoobar oo ka dhigan inay noqotay ahaatana mashruuc shar socdo ah oo caalamka oo dhan iska fogaynaayo ama inay qaado wado ka duwan midaas si caalamku ula tacaamulo .
الشيء المرعب في هذه الحياة .. النسيان ... النسيان خيانة
كيف نسينا بسرعة جرائم هذا المجرم في سوريا!
وهل يُمكن أن ننسى غداً أيضاً جرائم نتنياهو وبوش!
وكأن شيئا لم يحدث؟!
Hargaysa waxaa laga xusay dhalashada boqorka ingiriiska , halka koonfurta ingiriisku uu kamid yahay dowladaha iska leh mashruuca federaalka ee ciidamada shisheeye lagu ilaaliyo .
Maamulo ku faano inay yihiin mustacmarado ingiriis .
Ogaansho retweeted
دا یوټیوبر چې د امریکا دی او نوم یي سنیکو دی او په ٢٠٢٣ کال کې یې اسلام قبول کړ، دی یو په اسلام مین شخصیت دی او په الله قسم چې د هغو ایمان پلورونکو نه یې ایمان ډېر قوي دی چې شل کاله د اسلام په ضد د امریکا په څنګ کې ودرېدل او له ناکامۍ وروسته امریکا ته وتښتېدل، موږ ته یو کس..١/٣⬇️











