
SPA Podcasts is home to two flagship @somalipubagenda podcasts: Maamul Wanaag Podcast (hosted by @MahadWasuge) & Adeeg Wanaag Podcast (hosted by @aweisade).
Joined May 2025
- Tweets103
- Following18
- Followers45
- Likes113
SPA Podcasts retweeted
๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ-๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ธ๐ฎ, ๐ก๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya ayaa afartii sanaba mar gala marxalad doorasho oo xasaasi ah, taas oo u baahan in si miir-qab iyo masuuliyad leh loo maareeyo. Puntland, oo ah dowlad-goboleedkii ugu horreeyay ee Soomaaliya ka dhismay, ayaa saddexdii muddo-xileed ee ugu dambeeyay soo bandhigtay tabashooyin la xiriira hannaanka loo marayo geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.
Qaybta 81-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge iyo Abdi Farah Juxa, oo ah wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, sidoo kalena wasiirka arrimaha gudaha iyo wasiirka waxbarashada ka soo noqday Puntland, ayaa ku gorfeynaya arrimaha la xiriira federaalka, dowlad-dhiska iyo doorashooyinka heer federaal.
youtu.be/Ev9tJiEUUdU?si=Wmslโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐๐ผ๐ฟ๐ณ๐ฒ๐๐ป: ๐ ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ | ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu weli yahay โku tiirsanaanta awooddeena dakhliโ, 65% miisaaniyadda waxaa laga filayaa deeq-bixiyeyaasha, kuwaas oo ku bixinaya taageero mashaariic iyo kabka miisaaniyadda. Dakhliga gudaha ee la filayo ayaa ah 35%.
Qeybta 79-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge iyo @FarhiaMohamuud, oo ah cilmibaare ka tirsan Somali Public Agenda (SPA) ahna Agaasimaha @SPAPolicyLab, ayaa isla gorfeynaya nuxurka faallo qoto-dheer oo ay Somali Public Agenda ka sameysay miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026, taas oo ay Farxiya qortay.
youtu.be/I2u8wfiwoPM?si=z1MKโฆ
SPA Podcasts retweeted
Xisbiyadee ka qayb galaya, sideese loo maamulayaa doorashada marka la eego nooca doorasho ee ay soo jeediyeen Golaha Midnimada? @OmarSharmarke @somalipubagenda @SPAPodcasts_
FULL EPISODE: youtu.be/tKJkUSPaYmE?si=H9-fโฆ
SPA Podcasts retweeted
Sidee kuraasta Baarlamaanka ee Somaliland doorasho toos ah loogu soo dooran karaa haddii la isticmaalayo nidaamka doorashada ee Horreeyaa Guuleysta (First-Past-the-Post)? @OmarSharmarke @somalipubagenda @SPAPodcasts_
FULL EPISODE: youtu.be/tKJkUSPaYmE?si=H9-fโฆ
SPA Podcasts retweeted
NEW BRIEF: Finding Common Ground: Towards a Compromise Electoral Framework for Somaliaโs Future Federal Elections
Our latest brief analyses the four different electoral models proposed by the negotiating groups and presents a compromise electoral framework that combines the most practical elements of each of the four proposals.
Read the full brief here: somalipublicagenda.org/findiโฆ
SPA Podcasts retweeted
Iswaafajinta doorashooyinka heer dowlad-goboleed ee socda iyo mucaaradka oo intooda badan daneynaya doorashada federaalka
@Aynte & Maamul Wanaag Podcast ee @SPAPodcasts_ @somalipubagenda.
FULL EPISODE: youtu.be/VDMeP77jvr4?si=iV7mโฆ
SPA Podcasts retweeted
Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka: Maxaa Ka Soo Bixi Kara?
@Aynte oo qeyb ka ah wadaxaajoodka arrimaha doorashooyinka ee dowladda federaalka iyo mucaaradka ayaan xalqadan 74-aad ee Maamul Wanaag Podcast ee @SPAPodcasts_ @Somalipubagenda kaga wareystay dadaallada socda iyo natijada laga filan karo.
Halkan ka daawo: youtu.be/VDMeP77jvr4?si=iV7mโฆ
SPA Podcasts retweeted
Guddoomiyaha @ICRICSomalia @AvvBurhanAdan ayaa xalqadan 73-aad ee Maamul Wanaag Podcast ee @SPAPodcasts_ ee @somalipubagenda ku sheegay in muddo-xileedka 1-aad ee labada muddo-xileed ee ku qoran dastuurka wax-ka-beddelka lagu sameeyay in ay u socoto madaxweynaha, waa haddii la doorto muddo-xileed kale oo aan lagasoo dhex gelin.
FULL EPISODE: youtu.be/-MtOsYjWMjw?si=M_g4โฆ
SPA Podcasts retweeted
๐๐๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ | ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan la is waafajinin dowladnimada, qabiilka & diinta. Soomaaliya oo ay dadkeedu yihiin Muslimiin 100% ayaa haddana ah dalka loo aqoonsan yahay in uu ugu musuqmaasuq badan yahay dunida. Maxaa hortaagan in la is waafajiyo diinta & dowladnimada?
Qeybtan 72-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge, Agaasimaha Somali Public Agenda, iyo Dr. Cabdulqaadir Macallin Maxamed Geeddi oo ah bare jaamacadeed, waxa ay ku gorfeynayaan Islaamka iyo dowladnimada.
youtu.be/ELiS6UmcYgM?si=lP0-โฆ
SPA Podcasts retweeted
Nuxurka mise habraaca loo maray miyaa lagu diiddan tahay wax-ka-beddelka lagu sameeyay dastuurka? @somalipubagenda @SPAPodcasts_ #MaamulWanaag #MaamulWanaagPodcast
FULL EPISODE: youtu.be/6SkNzHrj0uc?si=uIm9โฆ
SPA Podcasts retweeted
Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo muddo-kordhinta heer federaal iyo heer dowlad-goboleed. @somalipubagenda @SPAPodcasts_
FULL EPISODE: youtu.be/6SkNzHrj0uc?si=2xOMโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ด๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ: ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ & ๐๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ
Qeybtan 71-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaan ka wareystay dastuurka, doorashooyinka iyo dibadbaxyada.
Halkan ka daawo: youtu.be/6SkNzHrj0uc?si=0w9iโฆ
SPA Podcasts retweeted
Dowladnimada aan Al Baqra ka xifdineyno horta alifkeeda ma noo saxan yahay?
Jawaabta waxa ay u badan tahay in aad ka hesho xalqadan 70-aad ee #MaamulWanaag Podcast ee @SPAPodcasts_ @somalipubagenda ee uu marti noogu yahay @XuseenMacallin oo dhawaan daabacay buug ka hadlaya Aragtida Dowladnimada.
youtu.be/XUp-ZBc_OSo?si=JC1Tโฆ
SPA Podcasts retweeted
Aragtida Dowladnimada | Maamul Wanaag Podcast
Horraantii sanadkan ayaa la soo bandhigay buug cusub oo ciwaankiisu yahay โAragtida Dowladnimadaโ(The Idea of a State). Buuggan waxaa qoray @XuseenMacallin oo labo jeer soo noqday Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, sidoo kalena ah guddoomiyaha Machadka Saldhig.
Qeybtan 70-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge iyo Xuseen Sheekh Cali, waxa ay ku falanqeynayaan nuxurka buugga iyo farriimaha ku jira.
youtu.be/XUp-ZBc_OSo?si=0BQQโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐ช๐ฎ๐
-๐ธ๐ฎ-๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
Qeybtan 69-aad ee Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge iyo Hon. @AAbdishakur โ oo ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka isla markaana xubin ka ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed โ waxay isla gorfeynayaan arrimaha la xiriira wax-ka-beddelka dastuurka, doorashooyinka heer dowlad-goboleed iyo doorashooyinka heer federaal.
youtu.be/cgMzMFA8dc4?si=fwOjโฆ
SPA Podcasts retweeted
Dhowr iyo toban sano ayaan si dhaw ula socday doodaha, gorfeynta iyo mowqifyada siyaasadeed ee @AAbdishakur.
Waxa aan fursad u helay in aan arrimaha dastuurka & doorashooyinka ka wareyso isaga oo marti noogu ahaa xalqada 69-aad ee Maamul Wanaag Podcast ee @SPAPodcasts_ @somalipubagenda.
youtu.be/cgMzMFA8dc4?si=fwOjโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ฟ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ต๐น๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐๐ต๐๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ผ? | ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
Degmada Cadaado waxa ay ka mid tahay degmooyinkii ugu horreeyay ee Dowlad-goboleedka Galmudug oo maamul iyo hayโado shaqeeya yeesha. Dowaldda hoose ee degmadu waxa ay qaaddaa canshuur kala duwan, si ay adeegyo kala duwan ugu qabato. Hase ahaatee, maamulka degmada ayaanan soo xareeyn canshuur ku filan, sababo kala duwan awgood.
Somali Public Agenda ayaa dhawaan daabacday daraasad ku saabsan โSida loo kordhin karo Dakhliga Canshuuraha Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado?โ ayadoo la adeegsanayo habka cilmibaaris ee loo yaqayaanno Local Strategies Research (LSR) iyo hannaanka Evidence-Based Policy Design.
Qeybtan 43-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, @Aweisade, agaasimaha @SPAPolicyLab, iyo @FarhiaMohamuud oo ah cilmibaare ka tirsan Somali Public Agenda sidoo kalena hormuud u aheyd cilmibaarayaasha daraasadaas, waxa ay ku falanqeynayaan nuxurka daraasaddaas iyo waxyaabihii lagu ogaaday.
#SPAPodcasts #Adado #Galmudug
youtu.be/zVULXez0RO0?si=2YlMโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐ฅ๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ถ๐ป ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ: ๐๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ณ๐ฟ๐ผ๐บ ๐ฃ๐ฒ๐ฎ๐ฐ๐ฒ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ผ๐ป๐ณ๐น๐ถ๐ฐ๐ ๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
In this 68th episode of the Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge speaks with Dr. Nisar Majid, Research Director at the London School of Economics and Political Science (LSE) PeaceRep programme. They discuss conflict and governance dynamics in Somalia, as well as insights from the Conflict Research Programme and the PeaceRep (Peace and Conflict Resolution Evidence Platform) programme, both of which Dr. Nisar Majid has led.
youtu.be/y7d9PcWYAao?si=mSpPโฆ
SPA Podcasts retweeted
๐๏ธ ๐.๐ฒ๐ด ๐ฅ๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ถ๐ป ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ: ๐๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ณ๐ฟ๐ผ๐บ ๐ฃ๐ฒ๐ฎ๐ฐ๐ฒ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ผ๐ป๐ณ๐น๐ถ๐ฐ๐ ๐ฅ๐ฒ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ต ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐
In this 68th episode of the Maamul Wanaag Podcast, @MahadWasuge speaks with Dr. Nisar Majid, Research Director at The London School of Economics and Political Science - LSE PeaceRep programme. They discuss conflict and governance dynamics in Somalia, as well as insights from the Conflict Research Programme and the PeaceRep (Peace and Conflict Resolution Evidence Platform) programme, both of which Dr. Nisar Majid has led.
๐งYou can listen to this episode here: somalipublicagenda.org/e68-rโฆ
SPA Podcasts retweeted
Read the first of our @SPAPolicyLab Occasional Paper Series!
Thisย Occasional Paperย so-authored by @FarhiaMohamuud, @Aweisade & @derekbmiller distills and adapts key findings from a longerย Policy Design Solution Paperย onย Public Financial Management (PFM) in Adado District.
While the original design paper offers a detailed account of research findings, design propositions, and implementation blueprints, this version extracts theย core analytical and practical insightsย and presents them in aย concise, decision-oriented formatย for policymakers and practitioners.
๐ย Read it here:ย somalipublicagenda.org/rebuiโฆ



