
The Official @X account for Somali Civil Aviation Authority -SCAA.
Somalia
Joined December 2022
- Tweets211
- Following19
- Followers5.1K
- Likes69
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS @Honfarah12, ayaa hadal ka jeediyey daahfurka rasmiga ah ee dib u soo celinta IATA-BSP ee Soomaaliya, taasoo muujinaysa horumarka duulista rayidka Soomaaliyeed. #SCAA #IATA #BSPSomalia
Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Pier Mario Daccò Coppi "Soomaaliya waxaa ay ku tulaabsatay hormaro dhanka duulimadyada waana guulweyn".
Safiirka UK ee Soomaaliya Charles King "Daahfurka IATA waa nidaam casri ah oo hormar u ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed". @UKinSomalia
Guddoomiye Ku-xigeenka IBS Bank Cabdirisaq Warsame "Nidaaamka IATA Waa guul usoo hoyatay Shirkadaha diyaaradaha oo awood u leh inay si isku mid ah uga adeegaan gudaha dalka iyo dibadda."
SAADAASHA HAWADA EE MAALINLAHA AH
18-19 OKTOBAR 2026. Saadaasha Roobka 24ka saac ee soo socda waxa ay muujinaysaa:
• Roob dhexdhexaad (5-20mm): meelo kooban oo kamida Gobollada Nugaal, Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Sh/dhexe, Baay, Bakool iyo Jubbada dhexe.
PM of the FRS, H.E. @HamzaAbdiBarre has officially launched the restoration of IATA BSP in Somalia—a major milestone for civil aviation. This achievement strengthens global air connectivity, boosts trade & tourism, & enhances efficiency & cooperation with international airlines.
The IATA Billing and Settlement Plan (BSP) is being reinstated in Somalia for the first time since the collapse of the state, opening new opportunities for airlines and travel agents across the country. ✈️ #IATABSP #Somalia #aviationnews
Tomorrow, 18 October: #Mogadishu hosts the ceremony marking the @IATA BSP relaunch and 35 years of partnership between SCAA and IATA. #Somalia #IATA #Aviation
“Our country has made rapid and significant progress in aligning its aviation system with international standards.” – @Amoallinh Director General, @Som_CAA #Somalia #IATA
Historic day for Somali aviation, IATA’s senior leadership, led by Kamil H. Al-Awadhi, has arrived in Mogadishu, the first visit of its kind to Somalia. #Somalia #IATA #aviationnews @IATA
SAADAASHA HAWADA EE MAALINLAHA AH
17-18-10-26 - Saadaasha Roobka 24ka saac ee soo socda waxa ay muujinaysa: Roob dhexdhexaad (5-20mm): meelo kamida Gobollada Sool, Nugaal, Mudug & Galgaduud. Roob fudud (ka yar 5 mm): meelo kamida Togdheer, Sanaag, Hiiraan, Bakool, Baay & Sh/dhexe
M/Guud @Som_CAA oo Golaha Wasiirrada u jeediyay warbixin ku saabsan dib u hawlgelinta IATA BSP ee Somalia. Nidaamku wuxuu furayaa fursado safar & ganacsi, wuxuuna yarayn doonaa ku-tiirsanaanta wakaaladaha safarka ee BSP-yada dalalka kale. Golaha ayaa bogaadiyay. #Soomaaliya #IATA
@Som_CAA waxay qabanaysaa munaasabada daahfurka dib usoo celinta nidaamka caalamiga ee tigidhada IATA-BSP ee Soomaaliya iyo sanad guurada 35aad iskaashiga SCAA-IATA. Dib usoo celinta nidaamkan waxay fursad u abuureysaa kobaca ganacsiga, dalxiiska iyo isku-xirka Soomaaliya 1/2
iyo dunida inteeda kale, waxayna fududayn kartaa in shirkadaha diyaaradaha caalamiga ahi ay si wanaagsan uga shaqeeyaan suuqa Soomaaliya.
#IATA-#BSPSomalia International Air Transport Association (IATA) 2/2
















