
πα΄Ι΄Ι΄α΄α΄α΄ΙͺΙ΄Ι’ α΄Κα΄ ππππ α΄α΄ α΄Κα΄ πππππ. ππΎ: [email protected] β‘οΈ https://xitter.cf/t.co/xBQrvhzV8g β‘οΈ https://xitter.cf/t.co/amTem52KaT
Somalia
Joined July 2017
- Tweets3.5K
- Following36
- Followers22.5K
- Likes58
Welcome to Somali Stream β an independent media dedicated to enhancing the knowledge and awareness of the Somali community.
We will aim to bridge to highlight informed voices across Somalia and the diaspora.
With insightful analysis, compelling visuals, and in-depth analysis, we will bring you perspectives that leave a lasting impact.
Stay connected for thought-provoking content, untold narratives, and expert commentary that challenges the norm. #SomaliStream
#XOG: Shir ay galabataGolaha Mustaqbalka ku yeesheen Muqdisho, oo ay kaga tashanayeen xaaladda dalka iyo wadahadalada socda, ayaa waxay isla garteen saddex qodob oo ay ku wajahayaan xaaladaha taagan.
1. In ay ka jawaabaan warqadda beesha caalamka uga timid 17-kii Oktoobar, taas oo ku aaddaneyd inay kasoo qayb-galaan shir wadahadal ah oo loo muddeeyay 4-ta bisha Nofeembar.
2. In golaha dhexdiisa ay kusoo qanciyaan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe kasoo qaybgalka shirarka doorashada. Xiriirka madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa loo xilsaaray mid ka mid ah xubnaha golaha.
3. In ay dhexdooda isku raacaan in ay sameystaan guddi shaqo oo rasmi ah, kaas oo diyaariya ajandayaasha iyo shaqada golaha iyaga oo aan sugin kulanweyne.
Dhanka kale, waxay isla qaateen in marka la helo talada madaxda Jubbaland iyo Puntland laga jawaabo casuumaadda uu Madaxweyne Xasan u fidiyay mucaaradka.
HALMEEL, Somaliaβs National Unified Public Service Delivery Centre, plans to launch a digital platform by March 2027, connecting approximately 70 government services. By integrating institutions such as NIRA, the initiative aims to simplify access to public services, reduce paperwork, and improve efficiency. π
π somalistream.com/halmeel-canβ¦
GEEDFADHI#66: SAFARKA UGANDA| GOGOSHA VILLA SOOMAALIYA| ABAABULKA BELEDW... youtu.be/4MOU_whNvOk?si=wmC1β¦ via @YouTube
#DEGDEG: Culaysyada amni iyo siyaasadeed ee gudaha iyo cadaadiska dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo Uganda ugu horrayso ayaa ku khasbay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka baaqsado safar u qorshaysnaa inuu todobaadkan ku tago dalka Ruushka.
Xaaladaha soo cusboonaaday ayaa ku keenay Madaxweyne Xasan inuu wax ka baddalo jadwalkiisa shaqo iyo qorshihiisa siyaasadeed.
Sida ilo ka tirsan Madaxtooyadu ay xaqiijinayaan Madaxweynaha ayaa tan iyo markii uu Kampala kasoo laabtay waqtigiisa gelinaya sidii ugu guulaysan lahaa inuu dejiyo heer kulka siyaasadeed eee dalka, waxaana uu dedaal ku bixinayaa inuu helo jid siyaasadeed oo heshiis lagu gaaro.
Somaliaβs President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition leaders for talks amid reports that Ugandan President Yoweri Museveni pressured him to engage in dialogue, warning of a possible troop withdrawal or redeployment. The move comes amid political tensions in Somalia and highlights the countryβs reliance on Ugandaβs military support.π
π somalistream.com/somalias-prβ¦
Cross-border readiness and emergency coordination remain major concerns. Somaliaβs points of entry require strong multisectoral coordination among health, customs, immigration, and transport sectors, yet the national review found weak infrastructure, staffing, and surveillance capacity at many ports and airports.
π somalistream.com/wp-admin/poβ¦
#DEGDEG: Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa caawa ku shiray guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shirka Golaha Mustaqbalka oo dhawaan soo dhammaaday ayaa lagaga doodayay sida ay uga jawaabi lahaayeen martiqaadka Madaxweyne Xasan Sheekh uu maanta ku casuumay shirka wada-hadalka doorashada.
Xubnaha ayaa dhagaystay warbixinno iyo soojeedinno kala duwan oo ku saabsan faa'iidada siyaasadeed ee ugu jirta haddii ay aqbalaan casuumaadda Madaxweynaha ama ay diidaan.
Xubno ka mid ah Golaha Mustaqbalka ayaa la sheegay inay u debecsan yihiin baaqa martiqaadka ee Madaxweynaha.
Goluhu weli si rasmi ah isuguma raacin jawaabtooda , waxaana ay si horudhac ah isugu raaceen in jawaab midaysan oo wadajir ah la bixiyo, isla markaana aan lakala aragti duwaanaan.
An honest account of the past eight years must also recognise the problems that persist. Several of them will shape the success or failure of the new mandate.π
somalistream.com/mustafe-muhβ¦
President Hassan Sheikh Mohamudβs invitation to dialogue with the opposition is questioned because he has already declared disputed constitutional amendments, the electoral model, and his term extension as successes. π
somalistream.com/dissecting-β¦
#BREAKING: The President of Somalia has formally invited opposition leaders for talks, following an announcement made last night. The discussions are set to be held in Mogadishu from November 14 to 18.
Sharif brings a combination of university education in Yemen and specialist military training in Eritrea, including instruction in naval operations, navigation, seamanship, military communications and command management, according to the professional profile provided for this report.π
somalistream.com/somalia-appβ¦
ππ’π’πππ§π€π πππππ’πππ¬π’π’π¬ ππππππ ππ«πππ§ π¨π¨ π₯π π°ππ«πππ ππ² πππ π¦πππ ππ¨π«π²π¨π¨π₯ππ²
Ciidanka daacadda u ah Cabdicasiis Laftagareen ayaa galabta la wareegay Degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeelada Hoose. Ciidamada magaalada galay ayaa dadka u sheegay in ay meel fagaare kala hadlayaan berri subax.Talaabadan ayaa ka dhigaysa in Laftagareen uu ka dagaallamayo gobolkii saddexaad ee ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale lasoo warinayaa in ciidamado kale ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay dul joogaan magaalada Waajid ee Gobolka Bakool.
Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo kala duwan u daabushay deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed. Ciidamo lugta ah oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa ku sii jeeda degmada Buurhakba, oo ay gacanta ku hayaan ciidamada taabacsan Laftagareen.
Dowladda Federaalka ayaa ku eedeysay Cabdicasiis Laftagareen inuu gacansaar la yeeshay kooxaha argagixisada, waxaana la xannibay xisaabaadka bankiyada maxalliga ah. Laftagareen ayaa iska fogeeyay eedeymahaas.
Koonfur Galbeed ayaa waxaa tan iyo bishii Maarso ka taagnaa qalaalaase siyaasadeed iyo mid dagaal, kaas oo ka dhashay markii ciidamada dowladdu ay qabsadeen magaalada Baydhabo isla markaana ay halkaas ka saareen Laftagareen.
Cabdi Laftagareen oo hore awoodiisa isugu geeyay weeraro dhawr ah oo uu ku qaaday Baydhabo ayaa haatan u leexday inuu qabsado magaalooyinka kale ee Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.
Safarkii Kediska ahaa ee Prof Qaloocow uu AUN Maxamed Siyaad Barre ugu raacay dalka Romania.
SIXITAAN: Bulgaria ma aha sida uu carrabka ka dafay ee waa Romania.
Wareysiga Prof Qaloocow ka daawo Faallada koowaad ee Link-ga: youtu.be/XSVi3OqenMM?si=Ia5Lβ¦
#GEEDFADHI#65: LABO-BOGLAYNTA MUCAARADKA | DAGAALKA MOOYAALE | DOORASHAD... youtu.be/b9g-SXH83Lc?si=XEz3β¦ via @YouTube
Somaliaβs constitutional and electoral disputes have deepened following amendments that extended President Hassan Sheikh Mohamudβs term without broad political consensus. A national political pact is proposed to restore the 2012 Provisional Constitution, agree on an inclusive electoral process, and prevent future leaders from unilaterally extending their mandates or changing the federal system without the consent of Federal Member States. π
π somalistream.com/an-invitatiβ¦
Mr. President, Baidoa is a warning for Mogadishu. Here lives former presidents, prime ministers, elders and all the guards who protect them. Impose a contested settlement in this capital and the consequences would be far worse.π
somalistream.com/baidoa-is-aβ¦
Today, we are confronted with that reality: Hassan Sheikh Mohamud II sits in Villa Somalia without a legitimate mandate, challenging the status quoβthe federal system, the corrupt electoral process that used to take place once every four years, the so-called 4.5 power-sharing formula, and the Constitution.π
somalistream.com/whose-faultβ¦
#EXCLUSIVE: Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka ah u qabatay waqti ku eeg maalinta Khamiista ah, si ay u soo u gudbiso isdifaaceeda ku saabsan dacwadda ka dhanka ah Dastuurka Cusub.
Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, ayaa dacwad rasmi ah ka gudbiyay Dastuurka Cusub, isagoo Maxkamadda Sare ka dalbaday in meesha laga saaro.
Dowladda ayaa dhankeeda raadinaysa hab ay ugu guuleysato dacwaddaas ama ay ku joojiso hannaanka ay maxkamaddu dacwaddan ku dhagaysanayso.















