Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol) header
Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol) profile picture

Executive Secretary of @biciidcenter and the founder @dookhpress. Somali National Language commissioner. Communication Connoisseur. Via @xisbigaxaqsoor

Somalia
Joined August 2012
Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)Photo by Xoosh Docol 🇸🇴 (@Xooshdocol)
Thanks @UNSomalia for your recognition of the efforts I paid to serve my community in the past and current. We shall bear to increase our efforts | Your endorsement is our fuel of hope, and a bright future. Many Thanks. #Isbaro – at Somalia
"I was determined to better myself and my community through #education, dedication and sacrifice,” says Hosh Jama Farah, also known as 'Hosh Docol,' a young #Somali entrepreneur in #Garowe, in northern #Somalia. Read more about his journey here: https://xitter.gq/t.co/rRxEtJnkAa
3
1
30
We commend & appreciate China’s commitment to sharing its development experience with Somalia. Congratulations to the officials who completed this training. Investing in our health workforce is key to strengthening Somalia’s healthcare system & improving public health outcomes.
Danjire @DrHodanOsman ayaa ka qaybgashay xiritaanka tababar 21 maalmood ah oo Shiinaha loogu qabtay saraakiil ka tirsan bahda caafimaadka heer federaal & dowlad-goboleed, iyadoo Shiinaha uga mahadcelisay taageerada uu siiyo horumarinta hay’adaha &xirfadlayaasha caafimaadka 🇸🇴.
11
71
2,166
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
YAGCAR Waxaa afka qalaad lagu dhahaa Boswellia frereana, wuxuu dhalaa xabagta ugu qaalisan ugu tayada badan ugu na heersarraysa bahda xabkaha. Tani waa sababta loogu magacaabay BOQORKA XABKAHA. Soomaaliya waddanka uu asalka u yahay weeye. Kama faa’iiddaysato. #Biciidmagazine
3
6
426
Home. This is from Somalia. Do you know its scientific name? #Biciidmagazine
1
99
I officially announce my candidacy for the leadership of the Puntland Non-State Actors Association (@Punsaa_PL ). My vision is to build a stronger, more independent and inclusive civil society that effectively represents the interests and aspirations of the people of Puntland.
2
2
7
163
Honored to accompany H.E. @AmbGamal, for a productive meeting with the leadership of China’s General Administration of Customs. Appreciate the warm reception & constructive discussions on strengthening customs cooperation & facilitating greater access for 🇸🇴 products to 🇨🇳 market
Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha, Mudane @AmbGamal ayaa Beijing kula kulmay hoggaanka Kastamada Shiinaha. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga hay’adaha kastamada labada dal,fududeynta dhoofinta wax-soo-saarka Soomaaliyeed & sidii badeecadaha 🇸🇴 suuq uga heli lahaayeen 🇨🇳
1
18
1
100
3,646
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
The speech is confirmation that the current regime is treating Somalia as a testing ground for a leadership devoid of ideas, statecraft, or geopolitical awareness. Meanwhile, this reckless experiment is claiming the lives of Somalia’s best officers and soldiers, eroding public trust, pitting communities against each other, and fracturing the country. Things simply cannot continue like this. #Somalia
#Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre is facing mounting criticism after acknowledging that the country was being taken towards an unknown destination, a statement that critics have seized on as evidence of uncertainty within the federal government. Puntland State Minister for the Presidency Abdifatah Abdinur accused the leadership at @TheVillaSomalia of admitting that it had lost direction “through poor decisions”. Political commentators have also questioned the prime minister’s leadership, arguing that the government has failed to present a clear roadmap for resolving #Somalia’s political divisions. The controversy comes as the federal government presses ahead with constitutional and electoral reforms despite objections from Puntland, Jubaland and opposition leaders. The disagreements have left key questions unresolved, including the electoral framework, the distribution of federal powers and the need for a negotiated political settlement.
5
19
3
90
8,278
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
#Somalia: UN experts condemn unlawful dismissal of Chief Justice, Bashe Yusuf Ahmed, and its swearing in of a purported replacement. “Government must respect judicial independence and rule of law.” ohchr.org/en/press-releases/…
52
177
64
462
51,102
Waxaa sharaf ii ahayd inaan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Gamal Mohamed Hassan, iyo wafdigiisa ku weheliyo booqashadii Aagga Warshadaha ee Shiinaha iyo Jarmalka ee Beijing. Waxaan uga mahadcelinayaa maamulka degmada Shunyi soo dhoweynta iyo martigelinta wanaagsan.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, @AmbGamal, iyo wafdigiisa ayaa booqday Aagga Warshadaha ee Shiinaha iyo Jarmalka ee Beijing, iyagoo u kuurgalay tiknoolajiyadda casriga ah iyo waayo-aragnimada horumarinta warshadaha. Booqashada waxaa ku weheliyey mas’uuliyiinta degmada Shunyi.
2
16
1,235
Tell @realDonaldTrump she’s from Somalia — she’s the power, the courage, and indispensable to us. #TellTrumpSheSomali
96
It was a pleasure and honor to meet Mukhtaar Qooraansay, a former NISA and NIRA officer in Garowe. The author of FAHANKA AWOODDA 4.5 will launch his book this Thursday. You’re Invited. #FahankaAwoodda
112
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
Waxaan caawa ka qayb galay bandhigga buugga Fahanka Awoodda ee uu qoray saaxiibkay Mukhtaar Xuseen Maxamed oo ku magac dheer ‘Mukhtaar Qooraansay’; Waxaa bandhigga ka soo qayb galay qaybaha bulshada oo dhan iyada oo lagu bilaabay qiimaynta aqoon yahanno iyo dad dhallinyaro ah oo soo akhriyey buugga . Dadkii xafladda ka hadlay waxaa ka mid ahaa wasiirka Caddaaladda Dowladda Federaalka @HassansheikhAli iyo Murashax Madaxweyne @abdulkareemjama Waan akhriyi doonaa, Alle idinki, waana u hambalyaynayaa qoraagga;
2
3
11
3,322
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
Pleased to host the Somalia–China Trade and Industrial Cooperation Forum in Yiwu, inaugurated by Minister Gamal Mohamed Hassan. Nearly 300 Somali and Chinese business leaders joined us to explore opportunities in trade, investment and industrial cooperation.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, @AmbGamal ayaa magaalada Yiwu ka daahfuray Madasha Iskaashiga Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha, oo ay Safaaraddu agaasintay, kana qaybgaleen ku dhowaad 300 oo ganacsato iyo maalgashadeyaal labada dal ah iyo wafdiga dowladda.
1
10
47
1,539
Ha isu olosho Soomaalidaan kala irdhoobaysa. Ishtihaad ha aaddiyo dowladnimo loo abaabulo! Ilaahay, Soomaali xaalkeeda ha suubbuyo. Waa 1991 oo hub iyo media la haysto.
125
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
Today the Supreme Court refused to accept its Chief Justice's removal via a Facebook letter. If the President can ignore the end of his mandate, others will ignore his decrees. #Somalia
Somalia’s Supreme Court has declared the dismissal of Chief Justice Baashe Yusuf Ahmed by outgoing President Hassan Sheikh Mohamud “null and void.”
4
15
3
53
4,170
BADDA SOOMAALIYA: Bad Hodan ah, Hardan Caalami ah iyo Ummad Hurudda, waa kulan muhiim ah oo looga hadli doono arrimaha badaha Soomaaliya gaar ahaan; Saadka Badaha, Kheyraadka Badaha, Shuruucda Badaha, Caqabadaha Burcadbadeedda iyo fursadaha ummaddeennu haysato. Waxaa hubaal ah in dadkeennu ay badda u fahansan yihiin il laga helo kalluun iyo dalxiis balse, taas waa ay ka gudo ballaaran tahay. Waxaa ku kulma shirkadaha adduunka qiimaha badan gaar ahaan kuwa saadka (Shipping lines) iyo kuwa ka shaqeeya arrimaha kalluunka iyo shuruucda badaha. Kulanka waxaa nooga casuman CABDULLAAHI MAXAMED CABDULLAAHI oo ah KHABIIR SHURUUCDA BADAHA bartay (LLM). Goobta: Xarunta Biciid, oo ku taalla Xarunta Buslshada CPS Jaamacadda Boosaaso, qeybta daraasaadka sare. Ka soo horjeedka Rugsan. Goorta: NOVEMBER 06, 2026. Jimcaha, bacdal Maqrib. Kulanku waa mid furan, oo qof walba uu aragtidii sa ku dari doono. Si loo soo jeediyo xal loo dhan yahay. Si gaar ah waxa aan u casumaynaa sharciyaqaanna iyo badmaalka iyo daneeyeyaasha badaha. Waa aad casuman tahay, wixii faahfaahin ah nala soo xiriir, 0905100692 ama [email protected]. #BadahaSoomaaliya #XaruntaBiciid
115
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
Markii xaaladdu adag tahay, xal baa barbar socda — Waxaan u malaynayaa in midnimo Soomaaliyeed la raadin karo … mar haddii asbuucii hore iyo xalay-ba uu xaalku noqday: Netanyahu SHUB, Republican Party SHUB, Senate Republicans SHUB, House Republicans SHUB, Scott Perry of Pennsylvania SHUB, Andy Ogles of Tennessee SHUB, Tom Tiffany of Wisconsin SHUB, John Rose of Tennessee SHUB. Weliba, Ilaahay amarkiis, Maraykan iskaddaa ee xitaa doorashadii Israa’iil ciddii madax noqonaysa waxay hadda ku xiran tahay codka Falastiiniyiinta. Madaxda Xamar iyo Madaxda Somaliland xaaladdaha jira si sax ah ha u akhriyaano. Waayo albaabo ayaa is xiray, kuwo ka fiican baase riixan oo aan haandaraab ama quful uusan ku xirnayn; So Ila meeraysada looga baxo, iyo jug-jug meeshaada joogga 30 lagu jiro, waa in wada-hadal Soomaalida dhexdeeda ah la bilaabo. Ama waa la heshiin ama si walaalnimo ah baa la isku macsalaamayn; Oo haddii Tel Aviv la tagey, Muqdisho waa la tagi karaa, haddii Shabaab iyo Macawisley ay heshiiyeenna Xamar Hargeysa waa la heshiin kartaa. Sax, hadda xaalka Xamar ma qurux badna, waana muuqataa mashruucii Netanyahu nafta laga doonay in uu soo af-jarmay; Dhanka kale, cilmiga heshiinta bulshooyinka waxaa la ogaadey in is-af-garad ama heshiis uu soo dhawaado markii dhinac kasta uu dhaawac yahay ama aan wax weyn oo guul ah aysan gacanta ugu jirin ama dhinacyada is hayaa ay ku jiraan xaalad ah: isku-barbar-dhac guul-daro xiga ama waxa loo yaqaan hurting stalemate. Hadda Somaliland aqoonsi ma hayso Netanyahu ayaaba xabsi u sii socda, dhaqaalihii waa dumey, Xamar iyo dowladda federaalka ah iyaguna khatar weyn oo amni iyo hubanti la’aan siyaasadeed ayaa ku hareeraysan; Si kale haddaan u iraahdo: hadda oo kale ayaa turubka la baandheeyaaa … waa meeshuu uu saaxiibkay @HassansheikhAli ka oran jirey snatching victory from the jaws of defeat … af libaax in guul lagala soo baxo. Soomaali talo haysugu timaaddo, meeshaan meel ka hoosaysa oo la gaari lahaa ma jirtee.
115
9
19
52
10,125
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
“When the government fails to fulfil its responsibilities, who steps up? Those who hold executive power are responsible for leading the country, but when they fall short, civil society must step in to help fill the gap and ensure that the needs of the people are not overlooked.” — Hussein Sheikh Ali, Director of the Saldhig Institute and former National Security advisor to the President of Somalia #HeritageInstitute #Somalia #CivilSociety #Accountability #PolicyDialogue
5
2
4
20
11,260
Xoosh Docol 🇸🇴 retweeted
Dhaqanka Soomaalidu waa mid yaab leh. Hooyadan, waxa aan kula kulannay aagga degmada Buurtinle, Nugaal. Shayga cajiibka ahi waa in ay deggan tahay meel cidlo ah, ayna ku gaddo shaah, caano geel iyo burxabaal. Burxabaalka 15 cagfood bay samaysaa, 10 Way gadataa, 5 xabba na way sadaqaysataa. Kani waa dhaqanka bixintaalaha ee Soomaalida. #MustaqbalkaMiyiga #PastoralFutures #SPF2026 #Biciidcenter
2
2
209