๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow) header
๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow) profile picture

โ˜ช๏ธ Islamnimo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaalinimo๐Ÿ›ก๏ธFaaraxnimo

Joined November 2015
Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)Photo by ๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ (@awbarow)
Dhunkasho badan dhammaan mucaaradka Hassan Sheikh.. Mucaaradnimadu ha waarto๐Ÿ˜˜โœŒ
2
4
580
Marka ๐Ÿ†Ž muddo-xileedkiisu dhammaado, dammaanad shisheeye maxaa loo raadiyaa. Maxaa diidaya in awoodda si dimuqraadi ah la isugu wareejiyo? ๐Ÿ†Ž Dimuqraadi maaha miyaa? @HassanSMohamud @M_Farmaajo @TheVillaSomalia @Ramadan70530344 @LibanIyow
2
1
8
449
Marka Daarood xukunka ku dhego, Muqdisho xiisad colaad baa ka dhalata. Marka Hawiye โ€œ๐Ÿ†Žโ€ muddo-xileedkiisu dhammaado, dammaanad shisheeye baa la raadiyaa. Maxaa diidaya in awoodda si dimuqraadi ah la isugu wareejiyo? @HassanSMohamud
8
21
2,551
Kampaala ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ , adaa i baday! @HassanSMohamud Maalin maanta uga xun ma jirto.
4
1
11
1,110
Soomaalidu waxay tiraahdaa โ€œMeel ka maqnaaw ama ka muuqo.โ€ Fiqi waa rug-caddaa siyaasiya oo miisaan culus leh. Haddii uu mucaaradka kusoo biiro, wuxuu noqon lahaa awood siyaasadeed oo weyn! @AhmedMoFiqi
12
2
29
4,278
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ๐Ÿคฒ Alle ha u naxariisto Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble, dambigiisana ha dhaafo, qabrigiisana ha u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Aamiin. ๐Ÿคฒ
1
237
I condemn @HassanSMohamudโ€™s revocation of @GeedfadhiRadioโ€™s licence. If he silences independent media, how can Somalis trust him to allow free and fair elections?
I condemn the unlawful decision by @HassanSMohamud , whose mandate has expired, to revoke @GeedfadhiRadio โ€™s licence. The decision violates the Constitution, undermines media independence and infringes on the right to freedom of expression. If he cannot tolerate an independent radio station, how can Somalis trust him to respect the political space his opponents need to compete in a genuinely contested election?
1
1
4
275
๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ retweeted
I condemn the unlawful decision by @HassanSMohamud , whose mandate has expired, to revoke @GeedfadhiRadio โ€™s licence. The decision violates the Constitution, undermines media independence and infringes on the right to freedom of expression. If he cannot tolerate an independent radio station, how can Somalis trust him to respect the political space his opponents need to compete in a genuinely contested election?
20
14
4
84
10,105
๐—”๐˜„~๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ retweeted
Aduunyada ninkaan Runsheegin Kama libin keeno kugu maalnay mudane @AAbdishakur
9
4
1
47
5,616
Markaad HSM vilada ku soo xirto๐Ÿ‘‡
Odaygii Deni ahaa yaa ka farxiyay?๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
4
306
Meeshaan dowlad mataalo Howiyihii aa isku fahmi laโ€™. Somalida kale Mar hore ayeey fahmeen banaan ka is tageen๐Ÿง ๐Ÿซ˜โฑ๏ธ
2
5
560
Turkida hadaan is dagaalno video gaan waa nagu caayi doonaan sida imaaratka ee walaal ka saar. MW soo turkey u duceynaaya ๐Ÿค”
Ducadaan loo ducaynaayo turkey waxaa ka dhiman oo kaliya isha imaaraadka allaha naga qabto.
87
Wasiirka Gaashaandhiga XFS mashruuci Wiilka iyo Gabadha๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘€
1
1
664