DP Mohamed Mire (@dp_mohammed) header
DP Mohamed Mire (@dp_mohammed) profile picture

Don’t live as if you have ten thousand years left , strive to become a genuinely great person ..

London, England
Joined January 2021
Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)Photo by DP Mohamed Mire (@dp_mohammed)
Let's pray for the Prophet on Friday 🤍🍁 .
25
31
3
379
DP Mohamed Mire retweeted
وكم من مجهول في الارض مشهور في السماء ❤❤ ..
1
14
Ciyaal weero miyaa ciidan noqday ?
Amniga bosaso faraha ayuu kusii baxya 9ka habenimo wixii ka dambeeya dhalinyaro hubaysan ayaa la wareega gabi ahanba magalda bosaso kuwaas oo dhac iyo boob ka gaysta magalda Ilo xogogaal ah ayaa no sheegay inay yihiin ciidamadii puntland oo ka gadoodsan mushahar la'aan
88
Illhay ha caafiyo abwaanka xaaladiisu ma wanaagsana
24 Saac Kahor ayaan bartaan idinkula wadaagay xalada abwaanka oo laga dayrinyo Dowladii uu u dakanoobay oo u diiday in Aan booqano abwaanka sababo la xiriira in ay bulshada ka qariyaan Xogtiisa ayaan hada ugu tagay isbitalaka bosaaso . Waxan idinla wadagi dona xogta xabsiga ah.
86
DP Mohamed Mire retweeted
'Waxaa laga soo dayrinayaa xaalada cafimaad ee abwaan standar ilo wareedyo aan la xiriirnay ayaa sheegaya in abwaanku uu miyir daboolmay!! 'waxan maamulka Puntland ka codsanynaa in uu dib xoriyadiisa u helo abwaanka oo ah nin Puntland uso halgamay af iyo adinba .
3
3
1
5
516
DP Mohamed Mire retweeted
#Dagdag Ciidan beeleed ka yimi Cawsane ayaa hada xirtay wadada laamiga aaga Jinbac oo magaalada Bosaso u jirta 85Km dhamaan wadada isku xirta bosaso iyo galkacyo ayaa gabi ahanba xiran muran qaad ayaa sababay xiisadan ka dib marku dani u xiray wiilkisa qaadkii puntland .
1
2
235
DP Mohamed Mire retweeted
Alle ha unaxariisto Taliye Ismaaciil Ciise Tuuryare Taliyihii ururka 87ªªd ee guutada 77 ee ciidanka xoogga dalka. Taliyuhu wuxu kubaxay dagalkii Aadan Yabal wallow muddo lagu la'aa nolol iyo geeri hadana waxaa la xaqijiyey in uu geeriyoday. Alle ha unaxariisto Taliye Ismaaciil
1
1
3
273
DP Mohamed Mire retweeted
Waa Askari geesi ah oo shabaab la diriraya isagoo dhaawac ah. Labada daan ee wejiga ayay xabaddu isu daloolisay. - Illaahay ha guuleeyo Ciidamada Xoogga dalka.
3
7
260
DP Mohamed Mire retweeted
#DHACDO Duqayn Xalay Dowlada Emirtku ugaysatay Shacab Reer Guuraa ah Ayaan Wali maamulka Puntland ka bixin Jawaab Iyo Magdhow haba yaraatee Sidee u aragtaa.?
1
3
1
6
2,384
Miraale Genocide !
This quoted post is unavailable.
48
DP Mohamed Mire retweeted
SANAAG: Siyaasiyiinta Dhaqdhaqaaqa Maakhir ayaa magaalada Badhan ku qabtay doorasho ay ku doorteen hogaan cusub. Wasiirkii hore ee Qorshaynta Puntland, Cali Axmed Faatax ayaa loo doortay Hoggaamiyaha Maakhir, halka Hoggaamiye ku-xigeenka laga dhigey Duqii hore ee degmada Dhahar
2
2
1
8
1,041
DP Mohamed Mire retweeted
Uganda Commandos arriving in Juba to support South Sudan People's Defence Forces (SSPDF) in the current crisis. Operation 'Mlinzi wa Kimya' has began. #SouthSudan #Uganda
3
1
6
4,101
DP Mohamed Mire retweeted
#Weerar Ku bilowday Gaari Noocisu yahay Toyota Landcruiser laga So buuxiyey Waxyaalaha Qarxa ayaa aroornimdii Saaka lagu Qaaday Hotel Qaahira Ee Beledwayne Waxa Kale Oo jira Qarax kale Oo isla Hotelka ka dhacay Oo ay AS U adeegsatay Mooto wixii Faahfahina nala joog #Beledweyne
1
2
1
5
358
DP Mohamed Mire retweeted
#DEGDEG Qarax labaad ayaa ka dhacay Hotel Qaahira Ee Beledwayne Qaraxaas Oo Loo Adeegsaday motoo ayaa lala eegtay Hotelka ey ku shirayeen macawiisleyda beesha xawaadle wali waxa socda Dagaal foolka fool ah oo Udhexya Macwislyda iyo kooxdii weerarka so qaaday ee AS #beldwayne
2
4
212
DP Mohamed Mire retweeted
Weerar ku bilowday Qaraxyo ayaa lagu qaaday hotel Qaahira ee Magaalada Beledweyne halkaas oo ay ku sugnaayeen Odayaal iyo saraakiil Ciidan, Qaraxa kadib ayaa laga maqlaya Gudaha Hotelka Rasaas, Khasaare kala duwan ayaa jira. #baladwayne #hiiraan #somalia #qarax
2
3
196
DP Mohamed Mire retweeted
#DEGDEG Qoys reer miyi ah ayay haleeshay duqaymo Cawa Ka Dhacay Toga Miraale Gaar Ahaan Deegaanka Ablaaya Inta La Xaqiijiyey Dhimashada 9 Qof iyo Dhaawaca 4 Kale. Tan Ayaa Noqonaysa Markii 2aad Ay Duqaymo Haleelaan Dad Shacab Ah . @GaacaOnline #duqayn #miraale #calmiskeed
3
6
259
DP Mohamed Mire retweeted
#WARCUSUB: Booliska Soomaaliya ayaa mushahar u bilawday ciidamo ay ka qoratay deegaanadda Puntland kuwaas oo diiwaan-gelintoodda wejigga 1aad lasoo dhameeyay dhamaadka bishii Nov-2024. Ciidankan ayaa si toos ah mushaharkooda u hellay bilihii Jan, Feb. #ciidankaboliska #Somalia
1
3
3
148
Tiisa daryeela tu kale ku dara !
This quoted post is unavailable.
1
41
DP Mohamed Mire retweeted
"Tuulada Xasan Shiikh Xukumo Dagaal kasta oo ay La Galaan AS iyagaa Hubeeya ? Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiin Camey
1
3
121
DP Mohamed Mire retweeted
Alle ha unaxariisto waxaa geeridiisa la xaqiiyey Taliyihii ururka Dhiirane Mukhtaar Axmed Faarax "Gaagaale"
2
1
3
165
DP Mohamed Mire retweeted
DEG DEG: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Doon laga soo buuxiyay Tuute, iyo Agabkale. Ciidanka Puntland ayaa sido kale sheegay in Doonta Raga waday ay yihiin ajaaniib laguna qabtay Biyaha deegaanka Qaw ee Gobolka Bari.
2
1
2
229