Haddii aad doonaysid inaad wax ka ogaatid FilanTech Fellowship Web Development Program, ka bogo video-gaan hoose oo uu ka waramaayo Abdulkadir Sharif oo kamid ah dufcadda 1aad ee filantech
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
#FilanTech
Ogeeysiis
Xarunta FilanTech waxeey ogeeysineysa ardayda daneeyneysa barashada programming-ka, in is diiwan gelinta ay ka hartay kaliya hal maalin.
Linkaga formka
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
#filantech #filantechtalent #filantechcommunity #Registration #RegistrationOpen
Inaad ledahay xirfad waxeey la micno tahay inaad leedahay; hanti ma guuraan ah.
Haddaba machadka FilanTech wuxu ku siinayaa fursad aad ku baran karto xirfadda programming-ka, is qoristuna weey socotaa e is diiwan geli xilli hore si eeysan kaaga buxsamin.
Mahadsanid
#filantech
Waa Maxay farqiga udhaxeeyo Website iyo Web Application? #filantech #filantechtalent #filantechcommunity #filantechfellows #website #webapp #webapplications
What programming language are you currently learning?
#filantech #filantech #filantech #filantechcommunity #filantechtalent #programming #challenge
Ma xiiseyneysaa barashada luuqadaha programming-Ka?
FG: si aad u barato luqadahas, ugana mid noqoto dufcada 2-baad e FilanTech, iska diiwan geli link-gan.
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
Mahadsanid👏
#filantech #filantechtalent #filantechcommunity #programming #programmingchallenge
Waa Maxay UX Design-ka wanaagsan?
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad oo xirmaayo 24 ka October 2022.
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
#FilanTech #cohort2
“Allow yourself to be a beginner. No one starts off being excellent.”
- unknown -
Learn in-demand software development skills in 24-weeks.
Nagu soo biir oo soo buuxi foomka codsiga dufcada 2aad oo xirmaayo 24 ka October 2022.
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
#FilanTech #Cohort2
Waxaan diyaar u nahay su'aal walbo oo aad qabtaan in aaan idin kaga jawaabno.
Wixii su’aal aad qabtaan qaybta hoose ee comment-ga nagu waydiiya.
#FilanTech
𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: Si aad qayb ugu noqoto dufcadda 2aad ee FilanTech Fellwoship Full Stack Web Development Program , iska diiwaangali link-gan hoose, diiwaangalinta waxa ay ku egtahay 24-ta October 2022.
forms.gle/xEcq7hZoD8ZtbcFP6
#FilanTech #Cohort2
Tiknolajiyadda lacag ayaa laga sameeyaa,
Balse waa inaad barataa xirfaddeeda.
#FilanTech #FilanTechDiaries #FilanTechTalent #Technology #Skills #SelfStudy
if you are still debating on whether it's worth pursuing a career in software engineer? Here are a few reasons why you should...
𝑭.𝑮: 𝑭𝒐𝒐𝒎𝒌𝒂 𝒄𝒐𝒅𝒔𝒊𝒈𝒂 𝒄𝒖𝒔𝒖𝒃 𝒘𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒇𝒖𝒓𝒎𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝟐𝟒 𝒌𝒂 𝒃𝒊𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏, 𝒇𝒆𝒆 𝒈𝒂𝒏𝒂 𝒘𝒂𝒂 $𝟏𝟎!
#FilanTech
The tech stacks you will learn In our comprehensive/intensive 6-month Full Stack Development Program are the following:
- 𝐇𝐓𝐌𝐋 & 𝐂𝐒𝐒
- 𝐉𝐚𝐯𝐚𝐒𝐜𝐫𝐢𝐩𝐭 & 𝐏𝐲𝐭𝐡𝐨𝐧
- 𝐑𝐞𝐚𝐜𝐭 & 𝐑𝐞𝐝𝐮𝐱
- 𝐒𝐐𝐋 & 𝐍𝐨𝐝𝐞𝐣𝐬
#FIlanTech #LifeAtFilanTech #FilanTechTalent
Xirfadaha aan ugu talagalnay in aan ku kabno ardayga inta ay koorsada socoto waxaa kamid ah, ku hadalka luqadda English-ka iyo qoristeeda.
𝑭.𝑮: 𝑳𝒖𝒒𝒂𝒅𝒅𝒂 𝑬𝒏𝒈𝒍𝒊𝒔𝒉-𝒌𝒂 𝒔𝒊 𝒈𝒂𝒂𝒓 𝒂𝒉 𝒖𝒎𝒂 𝒃𝒊𝒙𝒊𝒏𝒏𝒐❗
#FIlanTech #LifeAtFilanTech #FilanTechTalent #selfstudy
𝐖𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐨.
Waxbarashadeena waa self-study. Qaabka programming-ka ardaydeena u bartaan waa in ay real-world projects shirkado u dhisaan 1/3.
#FilanTech
Bisha Online coding bootcamp ka waxaa la idin ka rabi doonaa in aad koox ahaan u dhistaan real-wolrd projects adinka oo macalimiin idin hagi doonaan.
Luqadaha aa ku dhisidoontaan bishaas waxaaa kamid ah (HTML, CSS, Javascript, & React).
Ma taqanaa luqadahaas? 2/3.
1
2
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐨 𝐝𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝟐𝟒-𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧.
Ma jeclaan lahayd inaad nagu soo biirto?
Makula wadaagnaa qaabka aad isugu diyaarin lahayd online bootcamp-ka inta uu codsiga furmin?
#FilanTech
𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐚𝐝𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐥𝐥𝐭𝐢𝐦𝐞 𝐚𝐡 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚?
𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒂 24 𝒔𝒂𝒂𝒄𝒂𝒅𝒐𝒐𝒅
-Haddii aad 8 saacadood oo kamid ah 24-ka saacadood hurudo
-8 saacna aad shaqaysid ama aad waxbaratid 1/2
-Waxaa kuso harayso 8 saac oo kale, oo aad xirfaddaa rabtid ku baran kartid
Imisa saacadood ayaad self-study sameysaa oo xirfaddaada ku hormarisaa?
Mise waxaa kamid tahay dadka ku marmarsiyooda in aysan waqti haynin 2/2
#FilanTech #FilanTechTalent #FilanTechDiaries #selfstudy
3














