Mohamed Ali (@isdoable) header
Mohamed Ali (@isdoable) profile picture

Never Miss Another Customer Again. AI automation for modern UK businesses. Built to answer, book and follow up — 24/7.

🇦🇪, 🇬🇧 & 🇸🇴
Joined January 2025
Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)Photo by Mohamed Ali (@isdoable)
Somalia’s FDI inflows are rising, with investor interest in telecoms, finance, energy and real estate. If you think this isn’t progress, tell me what am I missing?
1
6
11
272
Waxay i xusuusisay su’aashii uu Wasiir Juxa weydiiyey Prof. Dalxa muuqaalkan hoose ee uu Madasha Geeska Prof Ahmed waraysigan isla mawduucan kusiiyay sanadkii hore 7/15 : “Soomaalidu sow ma aha ummad kala duwan oo aan isku dhaqan ahayn?” Isagoo tusaale u soo qaatay beelo Soomaaliyeed oo uu ku dooday inay kala dhaqan duwan yihiin. Jawaabtii Prof. Dalxa se waxay doodda ku sii fogeysay tusaalooyin lahjadeed iyo deegaan, isagoo sheegay in qofka Garoowe jooga aanu lahjad ahaan la mid ahayn kan Boosaaso jooga. Hase yeeshee, su’aasha aasaasiga ahi waxay tahay: Kala duwanaanshaha lahjadeed iyo deegaan ma lagu burin karaa isku-mid ahaanshaha ummad dhan? Marka laga eego cilmiga anthropology-ga bulshada, waxaa muhiim ah in la kala saaro kala duwanaanshaha gudaha bulshada (internal diversity) iyo isku-mid ahaanshaha bulsheed (ethnic homogeneity). Bulsho isku asal iyo dhaqan-wadaag ahi way yeelan kartaa lahjado, caadooyin iyo kala duwanaansho deegaan, iyada oo aanay taasi meesha ka saarayn aqoonsigeeda guud. Soomaalidu waxay wadaagaan af, taariikh, hidde-dhaqan, xeerar, abtirsiinyo iyo hab-nololeed soo jireen ah. Boowe, Aboowe, Walaal iyo Huunno! Kala duwanaanshaha dhawaaqa iyo adeegsiga erayadani ma aha daliil muujinaya kala asal iyo kala dhaqan. Doodda Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waxay mudan tahay in si cilmiyeed loo eego: kala duwanaanshaha jira lama dafiri karo, laakiin sidoo kale looma adeegsan karo in lagu buriyo waxyaabaha waaweyn ee ay Soomaalidu wadaagto. Qofkii qaba aragti taas ka duwan waxaa laga rabaa caddayn taariikheed, luqadeed iyo cilmi-baaris la miisaami karo. Ugu dambayn, kala duwanaanshaha gudaha bulsho ma aha caddayn kala duwanaansho asal. Isku-mid ahaanshuhuna macnihiisu ma aha in qof kasta iyo deegaan kastaa isku si u wada dhaqmaan. Soomaalidu way kala lahjad duwanaan kartaa, wayna kala caado duwanaan kartaa, balse taasi keligeed ma tirtirayso wadaagga weyn ee ay leeyihiin. Yaan kala duwanaanshaha yar laga dhigin gidaar lagu kala xidho ummad wax badan wadaagta. WABILLAHI TAWFIIQ.
Prof. Ahmed Ismaaciil Samatar wuxuu si xeeldheer u lafa-guray aragtida ah in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin dad aad isugu dhow oo ku mideysan hal isir, hal luqad, hal dhaqan, hal deegaan, iyo hab-nololeed fac weyn. Aragti ahaan, tani waxay ku saleysan tahay mabaadi’da cilmiga anthropology-ga bulshada (social anthropology), gaar ahaan qeybta ka hadasha ethnic homogeneity waxaana lagu qiimeeyaa heerka wadaagga hidde-dhaqameed iyo afkaar bulsheed. Aragtidan wuxuu si dhab ah ugu duray aragti kale oo soo ifbaxaysa oo ay dhiirrigeliyaan kooxo sheegaya kala-duwanaansho qoto dheer oo ka dhex jirta bulshada Soomaaliyeed, taas oo uu Prof. Samatar ku tilmaamay mid aan sal adag ku fadhiyin haddii aan la horkeenin caddeymo cilmiyeed oo sugan. Sida uu tilmaamayo, dadkan aan taageersanayn mabda’a isir-wadaagga Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay keenaan raajo cilmiyeed oo ka tarjumaysa waxa ay sheegayaan, iyadoo la adeegsanayo cilmiga comparative ethnology iyo historical linguistics, si loo xaqiijiyo ama loo diido jiritaanka kala-duwanaanta ay sheegayaan. Sidaas awgeed, cid kasta oo dood cilmiyeed hor keenaysa waa inay la timaadaa asaas cilmiyeed oo la miisaami karo, sida diiwaan-gelinta xogo taariikhi ah, isbarbardhigga faraha luqadaha iyo hiddo-raaca asal-dhaqameed, halkii laga noqon lahaa sheegashooyin guud oo aan lahayn sal raad-raac ku fadhiya. Doodda Prof. Samatar waxay nagu hoggaaminaysaa in aqoonsiga wada-noolaanshaha Soomaaliyeed uu yahay mid aan ku salaysnayn kaliya dareen qaranimo, balse uu leeyahay xog cilmiyeed oo u baahan in si qoto dheer loo xoojiyo loogana jawaabo si cilmiyeysan. WABILLAHI TAWFIIQ
3
5
625
Mohamed Ali retweeted
Bro, we’ve come a long way. Salute to our brave men & women in uniform & applause to keyboard warriors like you, @MogadishuMade,@osmando @OAbraar @NurTabulaRasa ,@cunayee @aliade34120 @AminaMaandeeq @AmbAmerico & everyone showing country’s brighter side to the world.
Somalia has reached the top of the safest countries in sub-Saharan Africa! 🇸🇴 This achievement should inspire pride in every Somali. We can hope and pray that our nation continues to advance into a more peaceful, stable, and prosperous state. Insha’Allah, brighter days lie ahead for Somalia❤️🇸🇴
1
2
3
188
Bro, we’ve come a long way. Salute to our brave men & women in uniform & applause to keyboard warriors like you, @MogadishuMade,@osmando @OAbraar @NurTabulaRasa ,@cunayee @aliade34120 @AminaMaandeeq @AmbAmerico & everyone showing country’s brighter side to the world.
Somalia has reached the top of the safest countries in sub-Saharan Africa! 🇸🇴 This achievement should inspire pride in every Somali. We can hope and pray that our nation continues to advance into a more peaceful, stable, and prosperous state. Insha’Allah, brighter days lie ahead for Somalia❤️🇸🇴
1
2
3
188
Mohamed Ali retweeted
Replying to @isdoable
Inta dhallinyarada laga yaabo in ay qurbaha ku dhasheen gartaan ayeysan garannin odayaal isku sheegaayo siyaasiyiin.
1
2
30
As Yamyam said: “In these relentless days, if you are truly alive, look back at the past, trace the lines of history, and ask yourself: Who is Somali?” @RAbdiAnalyst what values are you standing for? None. is @mkainerugaba lifeline If the UPDF leaves Somalia & is inevitable.
This post is from an account that no longer exists. Learn more
1
6
230
Is heartbreak.
They divided us with Clan Flags. Somalia is for Somalis #Somalia
1
1
1
85
Hello So-called intellectuals on XSpace:No contradiction is evident: Museveni urged dialogue and inclusive governance; the joint communiqué, signed by both foreign ministers, calls for reconciliation among Somalia’s Federal Government, Federal Member States and all stakeholders👇🏿
The leaders of #Somalia and #Uganda stressed the need for the Federal Government of Somalia with Federal Member States and all stakeholders to enhance relationship through reconciliation, fostering good governance and peace building to ensure security, stability and economic development of the whole country, per statement.
36
Wada tashi iyo Talin farqi ayaa u dhexeeya, sidoo kale “Xaajada dhexda dhexda soo dhiga” lagama yeelin 2021 kii
This is exactly why the opposition wanted a guarantor before meeting HSM. He can make basic, easy to understand statements, only to reinterpret them to mean something entirely different whenever he feels like it. Kampala, as HSM predicted, may after all be the guarantor. Shame.
1
1
2
289
Mohamed Ali retweeted
#WAR: Taliyaha Ciidamada Turkiga oo booqashooyin ku tagay xarumo xasaasi ah oo Muqdisho ku yaal hbnonlinetv.com/taliyaha-cii…
2
3
635
Mohamed Ali retweeted
SOOMAALIYEEY:- Wixii tagay cashar ka qaado, maanta kalsooni ku noolow, berrina adigoo midaysan u diyaar garow.
Visit Mogadishu, Benaadir 🇸🇴 #Somalia #Xamar
1
29
SOOMAALIYEEY:- Wixii tagay cashar ka qaado, maanta kalsooni ku noolow, berrina adigoo midaysan u diyaar garow.
Visit Mogadishu, Benaadir 🇸🇴 #Somalia #Xamar
1
29
Mohamed Ali retweeted
- In aad caada qaatiyo tacbanoow camiiltahay - Cadawgaan is heeyniyo maxaa carabta kaagalay?
Ka Jawaab Su'aasha?
2
3
74
- In aad caada qaatiyo tacbanoow camiiltahay - Cadawgaan is heeyniyo maxaa carabta kaagalay?
Ka Jawaab Su'aasha?
2
3
74
Hmbalyo Macalimiinta Soomaaliyeed👇🏿Waa qoraal aqrin mudan. xuudidaqarre.blogspot.com/20…
1
4
81
Mohamed Ali retweeted
Bal qiyaas, haddii maanta Haybadle Saacid Shirdoon uu ahaan lahaa Ingiriis ama Maraykan, ma la diidi lahaa gogosha uu fidiyey? Habyabadle Saacid Haddii aad ajnabi ahaan lahayd, malahayga gogoshaada waa la soo dhoweyn lahaa, hadalkaagana dheg baa loo dhigi lahaa.
13
4
2
25
2,905
Mohamed Ali retweeted
Happy Friday Mogadishu 🇸🇴
6
17
967
Mohamed Ali retweeted
So, if another nation’s government reaches the end of its mandate, does that give you a free pass to interfere in its internal affairs, violate its sovereignty, and attempt to run the country while its people work to resolve their political challenges? 😂😂 Does your own government have a legitimate mandate? Has it ever conducted democratic elections? Does your country even have a constitution that grants citizens the right to amend it, or the freedom to elect and be elected? Perhaps you should put your own house in order before lecturing sovereign nations about constitutional legitimacy and democracy. #Somalia #Mogadishu #UAE🚫
قرارات الحكومة الصومالية خاصة قرارات رئيسها المنتهية صلاحية منذ 5 مايو 2026 غير دستورية وغير قانونية وغير شرعية وتفتقد للتفويض الشعبي ولا يحق لها وله اتخاذ قرارات مصيرية تمس علاقات الصومال الخارجية.
2
8
366
#LestWeForget, Somalis were not introduced to the world through dependency, but through diplomacy, commerce, & empire. When the Somali #Ajuran Empire gifted two giraffes to the #Ming Emperor in the 1400s, Chinese scholars believed they were gazing upon a Qilin, a mythical creature whose appearance signified harmony, virtue, & the flourishing of a great civilization. Poems were composed in celebration. The moment was immortalized not because one empire stood above the other, but because two confident civilizations encountered each other as equals. That lesson has not aged. Nations that approach Somalia with respect for its people, history, & sovereignty will discover what others throughout history learned long ago: genuine partnership yields far greater rewards than arrogance ever can. #WhenEmpiresMeet #GreatnessInOurHistory #WeWereEmpires
1
36
96
1,882