Madaxweyne Siciid Deni oo Diyaarad Ugu kala safray Garowe & Gaalkacayo ayaa gaadhay halkaas isaga oo dhagax dhigaya mashruuca Dhismaha Garoonka diyaaradaha Ee Cabdilaahi yuusuf.
26
“Gabadh Soomaaliyeed Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Laandheeraha Iyo Laangaabka, Hadalkeeduna Dadka Taabtay!”
4
479
Xamza Cabdi Barre Oo Xilka Ka Qaaday Axmed Macallin Fiqi, Saadaq Joonna U Magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga!
2
243
Baarlamanka Puntland ayaa diiday Wax-ka-beddelka Dastuurka Puntland, iyada oo mudanayaashu ay gaashaanka ku dhufteen wax-ka-beddelkan oo muhiim u ahaa geeddi-socodka dimuqraadiyadda & doorashooyinka qof & cod oo ay Madaxtootadu doonaysay in lagu galo hannaan Baarlamaani ah.
2
145
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Farriin Culus U Diray Xildhibaannada Puntland, Xusuusiyay Masuuliyadda Ka Saaran Shacabka!
Tacsi
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Raxanreeb Online waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelka, qaraabada iyo asxaabta Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble, oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee Dowlad Goboleedka HirShabeelle. Marxuumku wuxuu caawa ku geeriyooday Caasimada Dalka xanuun muddo hayay kadib.
Tacsidan waxaan sidoo kale u diraynaa shacabka HirShabeelle iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.
Marxuum Cosoble wuxuu ka mid ahaa shakhsiyaadkii qayb ka qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya. Wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladda Federaalka, kadibna wuxuu hoggaamiyay dhismihii HirShabeelle. Waxaa lagu xusuusan doonaa adeeggiisii dalka iyo dadkiisa.
Allaha u naxariisto Marxuumka, Janatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Ehelkiisa iyo dhammaan dadkii uu ka tagayna Allaha ka siiyo samir iyo iimaan.
Raxanreeb Online
Galmudug Oo Yeelatay Gole Wasiirro Cusub, Liibaan Axmed Xasan Oo Soo Dhisay Xukuumaddiisa Cusub!
3
169




