Ali Samatar (@AliSamattar) header
Ali Samatar (@AliSamattar) profile picture

Dad, Husband, Journalist Studied Mass Media and financial Control. Interested in Peace and Good Governance.

Eu
Joined February 2020
Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)Photo by Ali Samatar (@AliSamattar)
There is no Democracy in the World Nawal El Saadawi. Markaas baa Soomaali Raadisaa😂‼️
1
1
6
1,147
Dahir Alasow @DahirAlasow1 halagu dabo faylo isagaa Xisaabtan samaynayee oo garanaaya in ragisii dhamaadee.
Taliyahii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Jeneral Odowaa iyo Gudoomiyahii Maxkamadda Ciidanka Qaranka Jeneral Shuute iyo Jeneral Saneey Abdulle ayaa cadawga Al-Shabaab uga cararay degmadii dhameeyd ee Aadan Yabaal iyagoo wata hubkii ugu badnaay, cid Maxkamad saartay malahan maadama ay Madaxweyne Xasan ku qabiil hoose yihiin laakiin waxaa yaab igu dilay in Saraakiishii Habargidir ee lagu shirqoolay duulaankii Buurhakaba kadibna la duqeeyay loo diray Gudoomiye Shuute iyo Taliye Ibrahim si ay Maxkamad u saaraan kuwii soo badbaaday ? sharciga Nuucaana waxaa la yiraa AB Law Malabaani.
4
642
Ali Samatar retweeted
Khasaaraha nafeed iyo midka hanti ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka soo gaaray weerarkii argagixisada ee deegaanka Jameeco waxa uu murugo weyn ku reebay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo Ciidanka Xoogga Dalka.
38
72
9
245
29,471
Ilaahay uun baa lafta Gareen iyo Taliye Shub idinka Celinkara😂 @mmcadaani
Ogaysiis Ogaysiis! Shirkada kiraynta dadka u ooya dadka murugaysan: Cid allaala cida dooneysa cid u ooyda fadlan hala xiriirto teamka noo qaabilsan qaybta ooyinta. Xuquuqda Sawirka waxa iska leh shirkada kiraysa dadka OOYA!
2
1
12
852
#BREAKING Ciidamo isu Dhiibay Dhanka Lafta Gareen.
Dozens of soldiers who defected from Baidoa have arrived in Awdiinle district in the Bay region and surrendered to the @Laftagareen side, citing their inability to tolerate what they described as abuses against civilians in areas under the administration. The troops, who recently completed training and were named the “Aadey Mékasow” unit, were received in Awdiinle by officers from Lafta-gareen-allied the South West State Darawish forces. Their surrender comes as South West State Darawish forces intensify operations aimed at recapturing territories in the Baay region, per officials. #Somalia
2
1
10
801
#Update Wasiir Bilaal oo Ka tirsan Xukumadda Lafta Gareen ayaa Sheegay Inay isu soo dhiibeen Ciidankooda Boqolaal Ciidamada Xasan Shiikh u soo diray Koonfur Galbeed. Wuxuu dhahay Magaalada waajid ayay iska soo dhiibeen Qaar kalena waxay isu dhiibayaan Xerya Ciidamada Itoobiya.
3
4
1
11
1,198
Ali Samatar retweeted
Set a reminder for my upcoming Space! xitter.gq/i/spaces/1qxvvermMjpxB

1
3
2
457
Dibintay Ruugaysaa ama Nuunahaas Yari.‼️
1
1
10
874
Waa looga sii digay @AAbdishakur ✅️✍️
Military advantage may win a battle, but winning a war and securing lasting peace require a sound political strategy. A day before @HassanSMohamud launched the offensive to seize Baidoa and oust @Laftagareen , I warned him of the consequences. Today, he faces the fallout of mistaking temporary military superiority for lasting political control.
1
5
718
#UPDATE Weli waxaa Socda wararka Xanuunka badan.
2
3
1
15
2,712
Waxaa Hubaal ah hadii aad ka soo jeedo Guri Umadd laga hogaamiyo inaad hogaamiye Qaran noqonayso Excellency Osman Abdirahman Faroole @othmun1 nin garasho iyo hogaamin badan. Xaly Qudha ma ogaan anigu.✍️
7
1
17
2,043
#Sanbalooshe "⚡️⚡️Taladii Xasan ayaa soo urtay Ciidamadiina waa Basbeeleen "this is Very Dangerious"🔴
6
1
15
926
I share the profound grief of the families and fellow soldiers of the Somali National Army personnel killed and wounded in yesterday’s al-Shabaab ambush near Jameeco. May Allah have mercy on those who fell, grant the wounded a swift recovery, and give strength to the families who now bear the heaviest burden. They deserve the full care, support and assistance of the nation for which their loved ones sacrificed so much. Those who fell were among the finest our nation has trained; soldiers who had spent years fighting al-Shabaab. It is deeply troubling that such experienced troops were committed to an offensive arising from a political dispute that should have been resolved through dialogue. Whenever our forces are diverted from confronting the common enemy and drawn into political conflicts among Somalis, the national fight against al-Shabaab is weakened. The group has once again demonstrated its willingness to exploit the divisions and openings that result. At a moment of such loss, the government owes the nation a full and honest account of what happened, including the decisions that led to the operation and the circumstances in which our soldiers were exposed to this attack. Accountability is not optional, and the sacrifice of our troops must not be obscured by political expediency. Finally, our armed forces must be allowed to focus on the mission for which they were built: defending the nation and protecting its people. Somalia’s political differences are serious, but they cannot be settled on the battlefield. They require dialogue, compromise and genuine consensus. That process must begin, before more Somali lives are lost. Our soldiers have shown courage and made the ultimate sacrifice. They deserve political leadership that matches their courage, honours their sacrifice and puts the security of the nation above political interests.
28
26
5
132
38,340
#incident The Children in Buurhakaba looting Turkish vehicles BMC Kirpi that were invading their Southwest State Of Somalia.
2
5
18
1,436
Beri war wayn bay soo Saaraysaan Madasha Mucaaradka Mustaqbal oo kulan Culus Yeelan doona.
4
9
1,117
Ali Samatar retweeted
The future of Somalia: Political Complexity and security uncertainty xitter.gq/i/spaces/1pKkOXkrbPBKj

2
3
3
453
Ciidan Hogaan leh Qiyam leh Saraakiil Senior ah leh Argagaxisada Inay Jebiyaan mooyaane aan Argagixisadu Soo ak marin.
Ciidamada Difaaca Puntland,waa Ciidanka kaliya ee ka adag argagixisada guud ahaan Somaliya. Majirto goob ay isku arkeen oo argagixisadu uga adkaatay,waxaana qiray caalamka oo idil. Laga soo bilaabo 1992-dii ilaa Maanta,waxay la dirirayaan argagixiso hadba Shaati soo gashata. Buuro qalafsan oo aad udhibadan oo ay adag tahay in lagu dhex dagaalamo,ayay argagixisada ka nadiifiyeen Sanadkan. Sidoo kale Buuraha kale ee Calmadow ayay ka wadaan hawlgal kale oo sifayn argagixiso ah. Dhulka,waxay ku jabiyeen Boqolaal argagixiso guuraysa oo soo aaday Dhulka Puntland. JQ.
1
1
1
9
1,084
#DEGDEG Daahir #Calasow oo Afka Furtay Shirqool baa naloo dhigay.
14
23
6
105
17,167
#DEGDEG Cabdiraxmaan Cabdishakuur Waxaa Dabka iyo Cadowga Loo dhex dhigay Wiilal Soomaaliyeed Nin Kursi doonaaa Awgii.
1
11
1,868