Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire) header
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire) profile picture

Official @X @PLPoliceforce - Commissioner Brig. Gen. Mumin Abdi Shire | Committed to security, law & order. #ServingWithIntegrity

Garowe, Puntland
Joined September 2014
Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)Photo by Brig. Gen. Mumin Abdi Shire (@MuminAShire)
Waxaan Taliska Booliska ku qaabilnay Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland @HELugatoor Waxaan uga warbixinnay xaaladda amniga iyo hawlaha cusub ee ciidanka Booliska. Muuqaal: facebook.com/share/v/14RYrDr… #Puntland #PuntlandPolice #Somalia
1
3
467
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto @MuminAShire, ayaa furay tababar loogu talagalay 500+ askari oo cusub, dhallinyaro aqoonyahanno ah oo loo diyaarinayo amniga & ilaalinta sharciga. facebook.com/share/p/1BeHneb… #Puntland #Somalia
1
6
1,350
Ciidamadda Difaaca Puntland waxay go’doomiyeen haraadiga Argagixisada Daacish, gulufyo joogto ah oo Cir, Dhul iyo Bad ah ayaana lagu sii wadaa, maalmo kooban ayayna ka harsan tahay ciribtirkooda Insha Allah. #Puntland #Somalia
4
3
4
11
1,488
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
📢 Puntland Government announces the graduation of 500 new Police officers in Carmo, strengthening the Force’s capacity in law enforcement, security, and public service. facebook.com/share/p/1AzDz41… #Puntland #Somalia
4
11
3
39
3,272
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Allaah u naxariisto Gen. Maxamed Siciid Xirsi ( Morgan) Samir iyo Iimaan Allaah ka siiyo dhammaan Ciidamadda qalabka sida, ehelkii, caruurtii, asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed.
3
6
1
22
2,830
Argagixisadu meel ay ku gabato ma leh, mana jirto cid ka badbaadin karta caddaaladda. Waa cadowga nabadda, horumarka, iyo nolosha aadanaha. Bulsho mideysan iyo dawlad adagi waxay suurtagal ka dhigaan ciribtirkooda. #Puntland #Somalia
1
12
2
30
2,021
Ciidamada waxay la wareegeen magaalooyinka Sheebaab, Kayaxa iyo deegaanada ku hareeraysan. Howlgalkaas waxa lagu burburiyay saldhigyo ay argagixisadu ku lahayd aaggaas, waxaana gacanta lagu dhigay shidaal, hub iyo daawooyin ay kaga carareen isbitaalladii ay adeegsan jireen. 1/1
1
3
17
980
Waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland in ay feejignaadaan, maadaama ay suurtagal tahay in firxadka argagixisadu isku dayaan in ay bulshada ku dhex dhuuntaan. 1/3
1
1
3
179
Haddii aad aragto ama maqasho dhaqdhaqaaq laga shakiyo, si degdeg ah ula xiriir @Plpoliceforce adigoo wacaya 999 (24/7 diyaar ah). Amniga waa mas'uuliyad wadareed. #Puntland #Amniga #Feejignow
3
149
Waxaan ugu baaqayaa shacabka in ay feejignaadaan, maadaama kooxaha argagixisada ah ee firxadka ahi isku dayi karaan in ay bulshada dhex dhuuntaan. Haddii aad aragto dhaqdhaqaaq laga shakiyo, wac 999 (24/7 diyaar ah). Amniga waa wadajir. #Puntland #Amniga #Feejignow
3
2
13
1,316
I urge all citizens to remain vigilant as fleeing terrorist elements may attempt to hide among the public. Report any suspicious activity immediately by calling 999 (available 24/7). Public safety is our shared responsibility. #Puntland #Security #StayVigilant
3
7
1
22
2,103
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
Ciidanka Booliska Puntland waxa uu fursad u soo bandhigay Dhallinyarada waxbaratay. Akhri Fursadda Shaqada: police.pl.so/jobs/ Form ka isdiiwaangelinta: police.pl.so/application-for… facebook.com/share/v/pgAUnb8…
2
1
3
579
Waxaan si qoto dheer uga shaqeyneynaa sidii aan u ilaalin lahayn ammaanka xeebaha Puntland, anagoo iskaashi la sameynayna hay’adaha kale ee Dawladda iyo bulshada deegaanka. facebook.com/share/v/kiz92RC… #Puntland #PuntlandPoliceForce
256
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
Puntland Police, working with various security agencies, has successfully apprehended Abdirahman Awal (Siigayste), a fugitive previously sentenced by the court. He was one of three escapees linked to the deaths of several prominent individuals. facebook.com/share/p/NggUc4B… #Somalia
1
1
381
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. @MuminAShire ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. m.facebook.com/story.php?sto…
1
1
314
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
Madasha Ciidanka Booliska Puntland & Bulshada. #Puntland #Somalia
1
4
601
Waxaan maanta kulan la qaatay Qunsulka Safaaradda Faransiiska ee dalka Kenya Vincent Guibert, annaga oo ka wada hadalnay hawlaha la-dagaalanka Argagixisada iyo dembiyada abaabulan. @FranceinKenya #Puntland #PuntlandPolice #Somalia #FrenchInKenya
2
324
Brig. Gen. Mumin Abdi Shire retweeted
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. @MuminAShire oo ku hadlaya magaciisa, kan Ciidanka Booliska, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Gen. Gaani Aw Maxamed Xaaji Cabdi Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Puntland m.facebook.com/story.php?sto…
1
402