Puntland Police Force (@Plpoliceforce) header
Puntland Police Force (@Plpoliceforce) profile picture

Official @X Account of Puntland Police Force 🚔 | Ensuring law & order, protecting lives, and upholding justice. Emergency: 999 | https://xitter.gq/t.co/P4r67H5egP

Garowe, Puntland
Joined January 2022
Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)Photo by Puntland Police Force (@Plpoliceforce)
G/sare Maxamuud Fardafuul, Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug, ayaa sheegay in maleeshiyaad xuduudka ka soo gudbay lagu qabtay Koontaroolka Koonfureed ee Gaalkacyo, kuwaas oo la doonayay in gudaha Puntland loo soo geliyo si ay falal amni-darro uga geystaan. #Puntand
1
2
6
723
Dufcadaha 11aad & 12aad – Tababar, Aqoonta Boolisnimo iyo Diyaargarow. facebook.com/share/v/18wEgwo…
1
2
207
Booliska Puntland ayaa Qardho ku qabtay Maymuun Sharmaake Nuur iyo Mulki Sharmaake Nuur, kuwaas oo loo haysto jirdil iyo tacaddi loo geystay gabar carruur ah. Baaritaan ayaa socda, waxaana loo gudbinayaa hay’adaha garsoorka.
3
178
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa bilaabay diiwaangelinta iyo qarameynta ciidamo aan hore ugu jirin nidaamka rasmiga ah. Mahadcelin shacabka degmadda Saaxo garab istaagga iyo taageerada joogtada ah ee ay siiyaan ciidanka. facebook.com/share/p/1Q34inR… #Puntland #Saaxo #Amni
1
9
24
1,045
La Xiriir Ciidanka Booliska Puntland Haddii aad ka warbixinayso dambi socda, xaalad degdeg ah, ama aad ku jirto khatar, si degdeg ah ula xiriir Ciidanka Booliska. 📞 Lambarka Degdegga ah: 999 🕐 Adeegga degdegga ah: 24/7 💬 WhatsApp: +252905 811 111 #PuntlandPoliceForce
9
24
627
28 sano oo taariikh ah: Ciidanka Booliska Puntland — Amni, Adeeg & Horumar MUUQAALKA facebook.com/share/v/19dMsTD… #PuntlandPolice #PPF
1
9
414
The Puntland Defense Forces have successfully concluded Phase I of the security operation in Mudug. The armed militias in Gaalkacyo have agreed to integrate into the PDF and will undergo formal military training and integration in line with established command and discipline.
4
14
1
32
1,622
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa soo gabagabeeyay wejigii 1aad ee hawlgalka amni ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadkii hubaysnaa ee Gaalkacyo ayaa ku biiraya Ciidanka Difaaca Puntland, waxaana la gelinayaa tababar ciidan. Amni • Nidaam • Sarreynta Sharciga. #Puntland #Somalia
8
23
1,086
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay taliskii iyo xaruntii ay deggenaayeen maleeshiyaad hubaysan oo si sharci-darro ah isu ekeeysiiyay ciidamada amniga, kuwaas oo hore loogu yiqiin PSF. facebook.com/share/p/1Fuw4y2… #Puntland #Somalia
1
14
4
25
6,665
Puntland Forces have seized weapons and ammunition in Galkacyo. The haul includes armed vehicles, telecommunications equipment, Somali Police uniforms, and equipment donated by @ChineseSomalia and @MFATurkiye to the Somali Police Force and military. #Puntland #Somalia
1
15
2
37
3,273
Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta soo gabagabeeyey hawlgal amni oo qorshaysnaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu soo qabtay saraakiil iyo xubno ka tirsanaa kooxo hubaysan, laguna qabtay hub, gaadiid iyo agab ciidan oo kala duwan.
3
5
981
Booliska waxay ka raalli gelinayaan shacabka dhacdadii ka dhacday Garoowe 07 June 2026 ee ay ku lug yeesheen qaar ka tirsan Birmadka. Waxaa la xiray 18 askari, baaritaanna ayaa socda, eedeysanayaashana waxaa la horgeyn doonaa Maxkamadda Ciidamada. facebook.com/share/p/1BXqLjS…
2
1
9
540
Madaxweyne @HESaidADeni, oo uu wehliyo Taliyaha Booliska Gen. @MuminAShire, ayaa Carmo ku soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Birmadka Booliska. Wuxuu ku bogaadiyey ciidanka dadaalkooda, kuna adkeeyey sugidda amniga iyo xasilloonida. #Puntland #Puntlandpolice
4
12
730
President @HESaidADeni today inaugurated the new Sanaag Regional Police Headquarters in Badhan, marking a key step in Puntland’s police reform & modernization efforts, supported by the #UAE. The facility aligns with nationwide upgrades to strengthen security and service delivery.
1
7
1
19
984
Hadal-jeedinta Taliyaha cusub Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G/sare Fuad Mohamud Hussein
1
2
268
G/sare Fu’ad Maxamuud Xuseen ayaa si rasmi ah ula wareegay Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, halka G/sare Ayax Jamaal Axmed uu noqday ku-xigeenka. Taliyaha cusub: “Gorgortan ka geli maayo amniga Nugaal.” #Puntland #Booliska #Nugaal
6
390
Taliyaha Qaybta Nabadgalyada Waddooyinka Ciidanka Booliska Puntland, G/sare Cabdifitaax Siciid (African), ayaa ka warbixiyey shilalkii dhacay sanadkii 2025. facebook.com/share/v/14NyqWD…
1
2
336
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/Guto Muumin Cabdi Shire ayaa magacaabay Taliyaha & Taliye Ku-xigeenka CID Gobolka Mudug. L/X/LE Ayuub Cabdikarin Faarax — Taliyaha CID X/LE Axmed Xasan Axmed — Taliye Ku-xigeen 📅 18/12/2025 #Puntland #Booliska #CID #Mudug #Amniga
1
4
472
Puntland Police Force retweeted
1/5 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni oo ka duulaya horumarinta iyo Tayaynta Booliska Puntland, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhismaha cusub ee Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, taasoo laga hirgaliyay Caasimadda Garoowe.
1
3
4
675
Puntland Police Force retweeted
1/2 The President of Puntland, @HESaidADeni, has expressed his gratitude to the Government of the @UAE for its support in strengthening the #Puntland Police. The support provided by the UAE includes the construction of the new Puntland Police Headquarters.
3
9
1
24
1,887