
#Bitcoin investing/researching crypto full time || Tweets are not financial advice 😎 #AAG_GANAANE #Farcusbo #agriculture #Lower #jubba #to #Lower #Shabelle🦁👑
Joined December 2021
- Tweets28K
- Following1.7K
- Followers2.3K
- Likes34.1K
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
bal munafiqin eeg Dagalka moyaale dad badan oo Waxa jiro siyadad ka dhax raadinayo oo kooxdi horo Tplf ahayd
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Waagaan yaraa waxaan ciyaarijirnay alaab alaabeey guri been beeney waxa 25 🇸🇴 FGS loogu yeeraayay was fake 💯👇🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ugandaayaa yiri “Xasan Sheekh wuxuu naguyiri, maalinta ay ciidamada Uganda kabaxaan somalia , waa maalinta iigudambeysa ee aan madaxweyne sii ahaanayo.
@mustafaadam @ridgulle @GenKamboni @DifaacaSomalia
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Malabaani celebrating 🎉 the death of one of KG leaders 😳 then turn around and talk about somalinimo dowladnimo🤣🤣🤣🤣
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Nim baa laga sheegay: “Haddaan shimbiro ka baqayo, haruub ma beerteen.”
Dadkan is leh cay baad ku aamusin kartaan Boqorada @Yaska74750972, waxaan leeyahay: Yaska, ha ku karaamo seegina! Cay laygu kari waaye. 🔥👑
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Residents of Diinsor District in Somalia are burning the Turkish colonialist flag
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Beledweyne waa lagu kala adkaaday maleeshiyaadkii Hassan garguurte hubka laga dhigay magalada macawisley gacanta ku haayo✅
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
🎙️ Aziiza @somalisoul reflects on her visit to her homeland, Puntland, sharing what she witnessed and her most memorable experiences.
#PuntlandSignal #Puntland
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Ilaahay uun baa lafta Gareen iyo Taliye Shub idinka Celinkara😂 @mmcadaani
Saadaq🏴☠️🐎 retweeted
Taliyahii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Jeneral Odowaa iyo Gudoomiyahii Maxkamadda Ciidanka Qaranka Jeneral Shuute iyo Jeneral Saneey Abdulle ayaa cadawga Al-Shabaab uga cararay degmadii dhameeyd ee Aadan Yabaal iyagoo wata hubkii ugu badnaay, cid Maxkamad saartay malahan maadama ay Madaxweyne Xasan ku qabiil hoose yihiin laakiin waxaa yaab igu dilay in Saraakiishii Habargidir ee lagu shirqoolay duulaankii Buurhakaba kadibna la duqeeyay loo diray Gudoomiye Shuute iyo Taliye Ibrahim si ay Maxkamad u saaraan kuwii soo badbaaday ? sharciga Nuucaana waxaa la yiraa AB Law Malabaani.
🤖 Made with AI
















