Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_) header
Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_) profile picture

Official twitter account for 2nd Deputy Speaker of the upper house FGS @Aqalkasare Somalia / former Minister of Communication/ Minister Interior Puntland.

Muqdisho, Garowe Somalia
Joined April 2021
Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)Photo by Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde (@Timacadde_)
Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde retweeted
Join us this year at Puntland Tech Week 2024, themed Empowering Youth in Digital Job Creation and Leveraging Grassroots Digital Entrepreneurship Opportunities Recognition. Let's build a brighter future for Somali youth through tech and innovation.#PuntlandTechWeek #YouthInTech
5
8
497
Ciidul Adxaa mubaarak Ilaahay baa mahad leh inasoo gaadhsiiyey maalmo barakaysan Waxaan munaasabadda ciidda darteed ugu hambalyeynayaa ummadda soomaaliyeed meelkasta ay joogaan . Ciidul Adxa mubaarak
3
3
12
770
Waxaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan reer SSC-khaatuno uga tacsiyeynayaa geerida allaah ha u naxariistee Xaaji Axmed Cabdi Timir oo geeriyoodey. Allaah baan naxariis waarta uga baryayaa Xaaji Axmed, qoyskii, ehelkii iyo uu ka geeriyoodey na allaah ha samir siiyo.
1
2
5
485
Madaxweynaha SSC-KHAATUMO oo safar shaqo u aadey dalka dibaddiisa ayaan ka saagpotiney Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia.
1
6
2
27
769
Thrilled to welcome the President of SSC-KHAATUMO to Muqdisho and engage in fruitful discussions regarding collaboration between the federal government and FMs in Somalia.
4
20
1,092
Ciid Mubaarak dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan. Allaah ha ina ka aqbalo acmaashii bisha Ramadaan. Somaaliya sanaddo badan oo horumar, midnimo iyo wadajir @Timacadde_
1
3
9
1,157
Hambalyo dhalinyarada matalayey Degmada Laascaanood ee SSC-Khaatumo oo ku guuleystay tartan aqooneedka Degmooyinka bisha Ramadaan ee Somalia
6
8
49
2,013
إنَّا للهِ وإنَّا إليه راجعونَ Hooyo xaawo hussein Qabrigeeda Allah ha u nuuro. Waxan tacsida la wadaagayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadii ay ugu horeyaan caruurrteedi ilma jabuutaawi samir iyo iman illahay haidinka siiyo hooyo البقاء لله
5
353
Waxaa farxad ii ahayd inaan ka qayb galo munaasibadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka @HassanSMohamud ku saxiixay nuqulka Rasmiga ah ee cutubyada Dastuurka ee Baarlamaanka labada aqal ansixiyeen. Waxay ahayd tilaabo qiimo badan oo horay loogu qaaday Dawlad dhiska Somalia
1
1
11
619
Today marks a historic milestone for Somalia as both Houses of Parliament vote to complete the 1st four chapters of the Constitution review process. A crucial step towards a brighter future. #Somalia #ConstitutionReview
18
13
8
78
17,408
Ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah, ayaa maanta u gudbay ka doodista Madaxa Saddexaad oo ka hadlaya xisbiyada siyasadeed iyo madaxa 4-aad oo ku saabsan maamulka Dlorashooyinka dalka.
2
12
1,943
Doodda maanta ee wax ka beddelka Dastuurka: Cutubka 4aad.
2
1
5
656
Somalia's Parliament engages in crucial discussions on constitutional amendments, focusing on Articles 31-40 in the second chapter. A significant step towards shaping the nation's governance. #Somalia #ConstitutionalReview #ParliamentDebate"
2
3
493
Baarlamaanka 2da Aqalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta soo geba gebeeyey ka doodista iyo dhagaysiga soo jeedinnada wax ka beddelka qodobada 31-aad illaa 40-aad ee cutubka labaad ee Datuurka KMG ah.
1
6
666
Waxaan u hambalyeynayaa Baarlamaanka JFS oo maanta meel mariyey habraaca Dastuurka JFS oo markii ugu horaysay lagu xusay maamulka @SSCKhaatumo Taas oo hiil u ah inta jecel midnimada soomaaliyeed Ssc khaatumo guul soomaliya Guul
3
3
11
1,080
Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde retweeted
#WATCH: @SSCKhaatumo hold press conference discussing recent attacks by separatist #Somaliland militia on the town of #Yeyle in #Sool which resulted in the death of one civilian herder & injury of his brother. #Somalia
5
15
2,011
Had a productive discussion at Muqdisho with H.E. Abdikadir Ahmed Ali, the president of SSC-Khaatumo, prior to his departure for Laascaanood. We highlighted the areas of collaboration between the upper house parliament of Somalia and the federal member state of SSC-KHAATUMO
4
8
1
48
3,702
Waxaa maanta sharaf ii ahayd inaan qayb ka ahaado kulanka rasmiga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya @HassanSMohamud oo uu wehelinayey Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare uu ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed
9
25
1,573