safiir ahmed retweeted
#DEGDEG Puntland oo ku dhawaaqday Inay Dhigtay Gogol Siyaasadeed Oo Dawlad Soomaaliyeed Lagu dhisaayo iyo Caasimad Cusub. FOGEEYA.
safiir ahmed retweeted
SNM "Shacabka Gobolka Awdal Borame oo ka hadlaya Dhibatada ay Mamulka SNM ee Gooni-goosatada Somaliland ay ku hayan Degaankooda,, Share --
safiir ahmed retweeted
#Wershada Kaluunka ee D. Laaqoray waxaa dhismaheedu Bilowday Xiligii Dawladii Madaxwayne Aadan Cadde wuxuuna dhismaheedu Dhamaaday 1968 Xiligii Dawladii Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharmaarke Waxayna Wax soo saar bilowday 1970 Sanad ka dib markii Kacaanku wadanka la wareegay.
Kkklkklkkk
Dadku inay soo waayo arkaan Waa muhiim si aad ugu waranto. Suldaan @said_khayr Geedkii baan fadhiyaa Soo Nabad Gal insha allah.
Beerahaagii iyo Dahabkaagii uun baaf ka Habsaamtee.🤣✍️✍️
safiir ahmed retweeted
Dadku inay soo waayo arkaan Waa muhiim si aad ugu waranto. Suldaan @said_khayr Geedkii baan fadhiyaa Soo Nabad Gal insha allah.
Beerahaagii iyo Dahabkaagii uun baaf ka Habsaamtee.🤣✍️✍️
Kkkkkkkk war suldanku af xumaaa anigaa naxay kkkk
Suldaankii oo Ubixii kacaanka xaabo ahaan ushitay… “Sexual frustration = Political Frustration”… @Hajji_Lander 🤣🤣🤣
Waa la soo shaqo tegay keliya balse waxa muuqata in aanay aqoon shaqadoodu waxa ay tahay
Nasiib daro
safiir ahmed retweeted
Tani waa Duqayn aan loo meel deyin @jibril_qoobey Waana waxa loogu yeedho Afka qalaad #Indiscriminate shelling.🤣
Meelo Qaar baanu islaanka Isku aragti ka nahay @Suldaan @MoBakayle Islaanku waa Ruqaansaday waa belo Aan gaban.🏃♂️🤣














