KBS (@EngCaskage) header
KBS (@EngCaskage) profile picture
Joined December 2025
Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)
Deg Deg :- Dhalinyaro Iskugu Jira dhakhaatir oo kaso kicitimay Goday gacalo Aya Gaadhay Jiida dagaalka ee mooyale gobonimo🙏❤️
2
6
44
1,580
Proud of Garre family. Proud of moyale warriors 💪🏿
8
33
3
198
6,707
#huldooyaale #Mudug🚬 Saleeban iyo Qubeys 2026 Beesha Qubees macalin oo horyaalka mudug Dib ugu soolabatay mashallah ✌🏽 Hada xisabaadkii waa in lasaxaa 🚬🫡
BREAKING NEWS: Habargidir oo Galmudug dexdeed hal jufo oo Surre ah saan uga calacaleso aa rabto ine Facebook iyo Twitter dexdiis isbaaro noo dhigtaan ee Shabeele Hoose nagala gorgortamaan 🤨 "Dir mamul ma sameesan karto" Ha ka saarto 🤣👍 @Ramadan70530344 @QararoH @DumaalSaQaF
2
1
10
917
Hadii Biimal la waayey,Ogaadeen la waayey, Majeerteen lawaayey "Odayasha Dhaqanka Beesha Xawaadle o u jawaabay doqon dayuus Xamse @HamzaAbdiBarre oo Beesha uu gafay.
1
4
118
Shaqa Socota Somaliland
7
2
1
9
1,234
Waxan xagan si gara ugu hambalyaynaya Belwaynta Holleh gang wale laf dhabarta Cisaha tihin ilmaderyal. @moahemd_ali @mohamedbouh253 @AHMEDOHA122 @ay_has
2
3
27
974
Mudane Aaden Faarax Ibraahim ayaa loo magacaabay Isuduwaha Dhismaha Nidaamka Dimuqraadiyadda, isagoo leh awoodaha Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen. Xilkan waa booskii uu horay u hayay, waxaana dib loogu magacaabay isla xilkiisii. Reer Boramow aka Ciise Keen waa ohi kartan lee waxba kama badali kadhan boweyal adan is here to stay.😂😂😂😂
6
7
1
41
1,578
Dowladnimada Soomaaliya lee ku dhex dagaalameynaa Xasanow. Waa goosaneynaa iyo Shabaab isku dhiibeynaa sheekadaas agteena lagama qoro. Adiga lee Dastuurka jabinaayo maalintaas na waa la jabee. Shaki weli ma bixin ilaa Xasan Sheekh ka soo hadlo fariinta Shacabka #KoonfurBariState ee 5 tii bilood ugu dambeysay loo diraayey, haddii uu iska sii aamusnaado, unukana soo jeedka ugu aamuseynaa, howsheenana waa wadaneynaa. 😊 Taliye Cismaan Muuse wiilkeenoow sidaad nabadda noogu keentay waa qaadanay. Xasan inuu balan gelina waa wada ognahay oo maalin ba nooc yahay. @somaliman @Yaska74750972 @Qani56270199 @Sadiq4555 @ShaaficiMacc @SocdaalYare10 @HamdaAbdikflr @EngCaskage @Abdullmacow1 @BestSeller2026 @MediaWararka @Guntigaab @ridgulle @Hajji_Lander @Giire143 @AbdiGabane @koonfurbarikbs
2
9
1
16
842
I am glad our blessed neighbours Koonfur Bari state of Somalia, power and political power is being respected as they are forced to be reckoned with. _________________________________________ WARARKA HORDHACA AH Kulankii galabta ilaa caawa soo gaaray ee aadka loo wada sugayey, wixii kasoo baxay ayaan halkaan idiinkula socodsiinayaa. Warar hordhac ah oo aaan helnay ayaa sheegaya in shirkii saacado badan ka socday magaalada Marka kaliya hal dhinac ay ku kala aragti duwanaadeen hal qodob oo la xiriiray maamulka saldhigga ay dhinac kaga xirtaan maxaabiista ay soo qabsadaan kaliya Saraakiisha ciidamada Gorgor ayaa la sheegay inay soo jeediyeen in saldhigga dhinac ka maamulaan, si loogu isticmaalo xarun lagu hayo dadka la soo qabto. Hase yeeshee, waxgaradka ayaa arrintaas diiday, iyagoo sheegay inaysan macquul ahayn in ciidamada milateriga ay saldhigga si gaar ah u maamulaan, isla markaana aysan habboonayn in laga qaado ciidamada Darawiishta Koonfur Bari ee horey ula wareegay. Qodobada kale ee la isla gartay waxaa ka mid ah in dhinacyadu si wadajir ah uga shaqeeyaan nabadda iyo xasilloonida magaalada, iyadoo saraakiisha ciidamada ay Taliye Maxamed Sheekh kala shaqeynayaan xogaha iyo tallaabooyinka la xiriira amniga gudaha. Sidoo kale, waxaa la isla gartay in maamulka Koonfur Bari uu sii wato howlihiisa maamul, iyadoo aan cidna lagu faragelin, isla markaana laga shaqeeyo sidii meesha looga saari lahaa wararka been-abuurka ah iyo xogaha aan la hubin. Inkasta oo kulanka aan lagu gaarin is-afgarad buuxa qodobka aan kor kusoo xusney, haddana dhinacyadu waxay isku raaceen in la sii wado kulamo kale, si loo xoojiyo isfahamka, wada-shaqeynta iyo nabadda magaalada, inta ay maamulka iyo ciidamada cusub iska fahmayaan. Duceysane Danta Guud
1
3
129
Gudoomiyaha caasimada Konfur Bari Marka oo War Xasaasi ah kasoo Saaray Xaaladda Magaalada oo Xasan sheikh Ciidamo Badan ku daabuley
1
4
3
11
2,932
The Acting District Administrator of Merca City KBS, provides an update on the latest developments and the prevailing conditions in the city and concerns that the Federal Government’s deployment of additional Gorgor units is undermining the peace and stability that have been maintained in Marka.
6
11
496
Congratulations to dariska barakeysan, Koonfur Bari state of Somalia, who rejected the plans of the failed adminstration led by worst prime minister Somalia ever saw @HamzaAbdiBarre who was planning to dismantle unit October 14th, and returned to serve their federal state. ________________________________________ Waa Fariimaha qaar ka mid ah Ciidamadda Gorgor Ee u dhashay deegaanka *Warkaa ku dhan, - Welcome back Home wiilasheena Gorgorka-KBS. Dagaal oo socda dhulkoodana lagusoo duulay ayeey qorteen Ciidanimo,Maantana iyagoo leh Maamul ayeey dib ugusoo laabteen dhulkooda.
1
2
171
Geesi waa ninkii Gunnimada ka dheeraada.
1
3
19
785
Waxaan bogaadinayaa dedaalada Madaxweyne Deni uu ugu jiro gogosha nabadeed iyo dibu walaaleynta beelaha walaalaha ah ee Saleeban Cabdalle iyo Loobage. Beelahaan walaalaha ayaa colaadooda soo noqnoqotay 2 dii sano ee ugu dambeysay iyagoo ahaa dad aan waligood qori iska jabin taariikhda Bariga Mudug. Si kasta ba ha ahaatee waxaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey Soomaalida usoo if baxday in colaadaan ay aheyd mid fitno ah oo salka ku heysay xuduud beenaad ay maamulka Galmudug qorteen taas oo aysan ku heshiinin qabiilada wada dega Galmudug , balse ay ka socotay un hal beel oo iyadu isku taqaan Galmudug, raadineysana maamul isir beeleed ah. Waxaan rajeynayaa in ilaahey ka dhigo heshiiskan mid labada beelood ay ku fahmaan danahooda ehelnimo, degaan iyo dhaqaale. @somaliman @Yaska74750972 @Sadiq4555 @Qani56270199 @SocdaalYare10 @BestSeller2026 @ShaaficiMacc @Musa___Ahmed @MIDahir1 @HamdaAbdikflr @somaaalli @DXBoqorka @EngCaskage @darkforeign2
6
6
1
19
3,424
Ceel Ahmed Airport to Reopen Under President Cumarey, Marking a New Chapter for the Region’s Connectivity and Development.
5
12
3
23
3,212
Madaxweyne Cumar Cali Axmed oo safar shaqo ku gaaray Airport-ka Ceel Axmed International Airport iyo deegaanka Ceel Axmed ayaa balanqaaday in garoonka diyaaradaha Ceel Axmed la horumarin doono Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer iyo indha indheyn ku sameeyey xaaladda deegaanka Ceel Axmed isagoo u kuurgalay baahiyaha iyo duruufaha ay ku nool yihiin shacabka deegaanka Kadib markii uu madaxweynuhu safarkiisa shaqo kasoo laabtay ayuu dib ugu soo laabtay caasimadda Koonfur Bari Soomaaliya ee degmada Marka Madaxweyne Cumar Cali Axmed ayaa sidoo kale booqday xaafadaha degmada Marka isagoo indha indheyn ku sameeyey xaaladda guud ee magaalada iyo duruufaha ay ku nool yihiin shacabka Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada madaxweynaha uu ku xoojinayo kormeerka iyo la socodka xaaladda deegaanada Koonfur Bari Soomaaliya
5
1
10
691
Anti Türkiye 🇹🇷 protests all over Somalia 🇸🇴, from Dolow, Gedo Region of Jubaland to Dangoroyo, Nugaal Region of The State of Puntland 🇹🇷#TürkiyeOutOfSomalia 🇸🇴
8
11
3
30
15,510
Kulankii dhex maray masuuliyiinta #Koonfur #Bari State iyo #xildhibaanada #federalka #Somalia ku matala deegaanka ayaa kusoo dhamaaday guul aad u balaadhan Hambalyo
4
10
441
Bulshada degmada #Baraawe waxay si weyn ugu diyaarsanyihiin inay maalgashadaan kana qayb qaataan dhismaha maamulka #koonfur #bari #state
4
13
747